Home“puntland Imika Waxa Ay Wajahaysaa Sadex Halis Oo Kala Ah Budhcad...

“puntland Imika Waxa Ay Wajahaysaa Sadex Halis Oo Kala Ah Budhcad Badeed Al-shabaab Iyo Muranka Soohdinta Udhaxaysa puntland & Somaliland”Madaxweynaha Puntland Dr-Gaas

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Garowe(SLPOST)’Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay khilaafka soohdinta ee ka dhaxeeya maamulkiisa iyo Somaliland, wuxuuna sheegay in si nabadgelyo ah lagu dhameyn doono.

CABDI-WALI-

khilaafkaasi, sidoo kale waxa uu ka hadlay arrimaha burcad badeeda Soomaaliya iyo kalluumeysiga sharcidarada ah

Isagoo ka hadlayay caqabadaha ammaanka ee Puntland ayaa wuxuu sheegay inay Puntland wajaheyso seddex halis oo dhinaca ammaanka ah, kuwaas oo uu ku kala sheegay burcad badeednimada, Al-shabaab iyo muranka soohdinta ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland, isagoo ka hadlay dhibaatada ku saabsan muranka soohdinta ee Puntland iyo Somaliland wuxuu yidhi: “Waxaa la joogaa xilligii xal waara loogu raadin lahaa khilaafkan soohdinta ku saabsan”.

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay doonayaan federaal aan qabiileysneyn, Gaas ayaa warkan sheegay xilli uu khudbad ka jeedinayey Machadka daraasaadka nabadda iyo ammaanka magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, wuxuun a intaasi ku daray Gaas inuu rumeysanyahay in dhismaha dowlad goboleedyo xubno ka noqda federaalka ay gacan ka geysan karaan in laga hortago khaladaadkii la galay xilligii dowladdii dhexe ee uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre.

“Puntland ma dooneyso aqoonsi dibadda ah hase yeeshee waxay rabtaa inay la macaamisho saaxiibadeeda caalamiga ah tan iyo inta laga gaarayo Soomaaliya oo federaal ah” ayuu yidhi C/weli Gaas, shacabka Puntland ayuu sheegay inay rumeysanyihiin in dowladda Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud aysan taageersaneyn qorshaha la doonayo in dalka Soomaaliya uu yeesho dowlad federaal ah.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories