Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhaqan Galiyey Xeerka Aasaasidda Guddida Hoggaaminta Diiwaan-Gelinta Muwaadinka

Hargaysa(SLPOST)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta Qalinka ku duugay digreeto uu  ku  Dhaqan-gelinayo xeerka  Aasaasidda Guddida Hoggaaminta Diiwaan-gelinta Muwaadinka iyo Guddi Hawleedkeeda. Digeertadani ...

Dawlada Talyaaniga Oo Soo Saartay Amar Saameyn Ku Yeelanaya Qaxoontiga Soomalida

ROMA (SLPOST)Waxaa gabi ahaanba la xidhayaa Xeryaha dadka magan galya doonka ah iyo guryaha dib u dejinta ah ee ku yaalo degmada Argijenta gobolka...

Wafti Wasiirro ah Oo Soo Afjaray Shaqaaqo Laba beelood Udhaxaysay Ee Wadadega Gobolka Saraar

Caynaba (SLPOST) Wefti wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa soo af jaray shaqaaqo u dhaxaysay beelaha Cali barre iyo Reer Barre ee...

Somalia:Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir Oo La Siiyay Awoodo Dheeraad ah

Muqdisho(SLPOST)Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) oo 27-kii bishii hore lagu magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska...

Dilkii ugu Foosha xumaa Ee lagu Dilay Gabadh Ganacsata ah iyo 6-Qof Oo loo Qabtay iyo Taliyaha Ciidanka boliska oo ka hadlay –Daawo Video

Hargeysa(SLPOST)Taliyaha ciidanka booliska c/laahi fadal ayaa waxaa uu sheegay ciidanka booliska oo kaashanaya Shacabka magaalada hargeysa in manta lagu guuleystay dhacdadii foosha xumeyd ee loogu...

DILKII UGU FOOSHA XUMAA EE KA DHACA HARGEYSA: Haweenay Meydkeeda la jar-jaray oo haddana Dhegar-qabayaashii Dilay Gurigooda ku hoos aaseen

Hargeysa (SLpost)- Gabadh Ganacsato ah oo muddo toddobaad ah Raq iyo Ruux la la’aa ayaa manta Meydkeedii laga soo saaray dilGuri ku yaala Barriga...

Midowga Kubada Cagta Caalamka oo meel mariyay in xijaabka lagu gali karo garoomada kubada cagta.

(SLPOST)Xoghayaha guud ee golaha midowga Kubada Cagta oo isaga loogu noqdo meel marinta sharciyada dhanka ciyaaraha calamka ayaa si rasmi ah waxa uu u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img