Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

“Somaliland ku dhismi mayso in dadkaas (la Xasuuqay) xaqooda la aaso oo laga gabbado oo la yidhaa cid baa ka xanaaqaysa haddii la soo...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo jeediyey in caddaaladda la hor keeno shakhsiyaadkii ka tirsana dawladdii millateriga...

Hadhaaga Meydadka 44 Qof oo Dawladdii Siyaad Barre Xasuuqday oo Maanta Aas-qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa Aas Qaran loogu sameeyey  Hadhaaga Meydadka 44 Qof oo Dawladdii Siyaad Barre Xasuuq u geysatay sannadkii 1984-kii, wakhtigaasi...

Kooxda Al-Qacidda Yamen Oo Weerartay Saldhig Militariga Dalkaa Iyo Qasaaraha ka Dhashay

Yemen (SLPOST) Maleeshiyaadka Al Qacida ee dalkaasi Yemen ayaa subaxnimadii Sabtida weerar kadis ah ku qaaday saldhiga Militariga Yemen ku leeyahay magaalada Lawder ee...

Ciidamada Bashaar oo la wareegay magaalo muhiim ah!

Suuriya(SLPOST)Ciidamada xukuumada Bashaar Al Assad ee dalka Siiriya ayaa la wareegay magaalada Zara ee ka tirsan gobalka Homs. Magaalada Zara ayaa ah magaaladii ugu weyneyd...

Kormeerayaasha EU oo markii 3aad laga horjoogsaday Crimea!

Crimea(SLPOST)Koox ka socota hay’ada amniga iyo iskaashiga ee Midowga Yurub ayaa markii sadexaad loo diiday inay kormeer ku tagaan gobalka Crimea ee koonfurta...

Ciraaq oo sheegtay inDawladda ha Qadar & Sucuudiga duulaan ku hayaan!

Bagdad(SLPOST)Raysalwasaaraha Ciraaq Nuuri Al Maliki ayaa ku eedeeyey Boqortooyada Sucuudiga iyo Qadar inay duulaan joogto ah ku hayaan wadanka Ciraaq. Al Maliki oo shalay (sabti)...

Aas Wadareed Loo Smaeeyey 44 Qof Lafohoodii Oo Ay Xasuuqeey Taliskii Siyaad Barre

Hargeysa(SLPOST) Waxaa  maanta Aas wadareed loo sameyey 44Qof  oo ay xasuuqeen dawladii  Siyaad Barre 1984 kii, wakhtigaasi oo dadka reer Somaliland lagu sameynayey Xasuuq...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img