HomeRuushka iyo Maraykanka oo isku afgaran waayay arrinta gobolka Crimea ee dalka...

Ruushka iyo Maraykanka oo isku afgaran waayay arrinta gobolka Crimea ee dalka Ukraine

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

London(Slpost)Kulan ay yeesheen Wasiirada arrimaha dibadda ee Maraykanka iyo Ruushka oo ka dhacay magaalada London ayaa kusoo dhamaaday natiijo la’aan, iyadoo kulanka uu ku saabsanaa arrimaha Ukraine.

slm

Mudo lix saacadood ayaa Mr Sergei Levrov iyo John Kerry ay kawada hadlayeen si gaar ah xaaladda gobolka Crimea oo ku yaalla xadka Ruushka iyo Ukraine.

Berrito oo axad ayaa la filaaya in afti laga qaado dadweynaha oo ku saabsan in gobolkaas uu ka go’o Ukraine kuna biiro Ruushka, balse waxaa si weyn uga soo horjeeda Maraykanka iyo xulufadiisa.

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Mr Levrov ayaa sheegay in ay xushmeyn doonaan rabitaanka dadka reer Crimea iyo weliba natiijada kasoo baxda aftida. Wuxuu raaciyey in Ruushka iyo Maraykanka aysan isku aragti ka noqon arrinta Ukraine iyadoo aan wax xal aan la gaarin.

Wuxuu intaas ku daray in Ruushka uusan qorsheynin in uu fara geliyo ama Ciidamadiisa geeyo gobolada kale ee Ukraine.

Wasiirka arrimaha dibadda Maraykanka John Kerry ayaa sheegay in aftida ay tahay mid jebinaaya sharciga dalka Ukraine, isla markaana natiijada kasoo baxda aysan aqoonsan doonin Maraykanka iyo xulufadiisa.

Hogaamiyaasha Maraykanka iyo Ruushka ayaa si aad ah isku khilaafay arrimaha Ukraine, iyadoo Ruushka uu doonayo in gobolka.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Office/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories