HomeGabadh Dhalinyaro ah oo Nolosha isku gubtay kadib markii ay ka cadhootay...

Gabadh Dhalinyaro ah oo Nolosha isku gubtay kadib markii ay ka cadhootay Ragg Hore Ukufsadday Oo Xabsiga Laga Siidaayay

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Pakistaan(SLPOST)Gabadh 18- jir ah u dhalatay Dalka Pakistan ayaa isku gubtay Afaafka Hore Saldhig Booliis oo kuyaala Degmada Muzaffargarh ee Gobolka Punjab ,kadib markii Xabsiga laga sii daayay afar nin oo gabadhaasi kufsi kula dhaqaaqay.

amanadda

Gabadhan ayaa u geeriyootay Dhaawac halis ah oo kasoo gaadhay Dab ay is qabadsiisay maalintii Khamiista aheed iyadoona u geeriyootay Dhaawacaasi jimcihii shalay , waxaana la tilmaamay in gabadhan oo lagu Magacaabo Aamna Bibi ay ka cadhootay Kooxo burcad ah oo kufsi u geestay oo laga sii daayay Xabsi ay ku xidhnaayeen.

Kooxaha Burcada ah ee kufsiga u geestay gabadha is dishay ayaa xabsiga laga sii daayay kadib markii ay bixiyeen lacago laaluush oo gaadhaysa 70,000 rupees oo u dhiganta £690 Bond , sida ay ku warameen ehelada gabadha is dishay.

 

bibi

Ciidamada Booliiska ayaa la sheegay in ay ka hor istaageen Aamna Bibi banaanbax cabasho ah ay sameen laheed , waxa ayna xiligaa kadib gabadhan dhalinyarada ah go’aansatay in nolosheeda soo afjarto ayna is gubto.

Goob joogayaal ayaa kuwaramay in Ciidamadii Booliiska ee kusugnaa Saldhiga ay gabadhan isku hor gubtay in aaney sameyn wax caawinaad ah ama in ay ka hor tagaan in gabdhan ee nolosheeda is dhaafiso.

Ciidamada Booliiska Dalka Pakistaan ayaa inta badan lagu eedeeyaa in aaney wax weyn kasoo qaadin kufsiga Haweenka u dhashay Dalkaasi loo geesto , waxa ayna inta badan beeniyaan in ay dhacaan Falal kufsi ah.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories