HomeMuqdisho: Dumar La Nool Xanuun Sidaha HIV- AIDS-ka Oo La Shaqaaleysiiyey

Muqdisho: Dumar La Nool Xanuun Sidaha HIV- AIDS-ka Oo La Shaqaaleysiiyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLPOST) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadamaha ee Soomaaliya, Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa qaaday talaabo dhiirigalin u ah dadka la nool cudurka halista ah ee HIV/AIDS, ka dib markii ay laba hablood oo dadkaasi ka mid ah wasaaradda shaqo ka siisay.

Wasiirka-Haweenka-Soomaaliya-214x300

Wasiirrada Wasaaradda haweenka ee Soomaaliya, Marwo Khadiija ayaa labadan hablood ee la nool cudurka AIDS-ka shaqaalaysiisay, ka dib kulan maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo dhex maray Wasiirrada iyo dadka la nool cudurkaasi halista ah ee la tacaalaya noloshooda.

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha, Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka hadashay gabagabadi kulankaasi ayaa tidhi “Annaga ka Wasaarad ahaan waan garab istaagaynaa, waana ka warqabaynaa, sida dadka kale ee ay xaquuqda u helaan ayay dadka xanuunka la nool ay xaq ugu leeyihiin, waxaana ku baraarujinayaa dadka la nool xanuunka cudurkan inayna qarsan, dowladduna waxa ay u taagan tahay inay wax u qabato bulshada”

Somalilandpost.net

office/Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories