HomeSafiirka Maraykanka u fadhiya dalka Sudan oo Xilkiisa ku Waayey Diinta Islaamka...

Safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Sudan oo Xilkiisa ku Waayey Diinta Islaamka oo uu Qaatay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Khartum (SLpost)- Safiirkii dawlada Maraykanka u fadhiyey magaalada Kharduum ee dalka Sudan, ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkuu hayey, ka dib markuu qaatay diinta islaamka, sida ay qortay warbaahinta dalkaasi Sudan

Sida lagu baahiyey jariiradda World Bulletin, Masuulka ugu sareeya safaaradda Marayanka ee magaalada Kharduum oo lagu magacaabo Joseph D Stafford, ayaa is-casilaadiisa ku sheegay inay la xidhiidho arrimo shakhsi sida uu ku war-geliyey wasaaradda Khaarajiga Maraykanka, laakiin xogo laga helay dalka Sudan, ayaa sheegay in lagu khasbay iscasilaada ka dib markuu qaatay diinta islaamka.

_US_Ambassado rto_SudanXogaha ku saabsan iscasilaada Safiirkii Maraykanka ee Sudan, ayaa intaas ku daraya in Mr Joseph uu dhowr jeer booqday xarunta  Ansar al-Sunnah ee Sudan, isla markaana xidhiidh dhow la yeeshay tiro ka mid ah culimada Diinta Islaamka Sudan xilliyadii booqashadiisa.

Wasaarada Khaarajiga Maraykanka ayaan wax qoraal oo arrintan xaqiijinaya ama ay ku dedafaynayaan ka soo saarin warka  Joseph Stafford.

Haseyeeshee, xogtan uu baahiyey World Bulletin, waxa xaqiijiyey isla markaana arrin kaga hadlay Mr Stafford oo Maqaal uu ka shaqaynayo xaaladda qoyskiisa ku qoray wargeyskaSudan Tribune, kaas oo uu ku sheegay, “Aniga iyo xaaskaygu nasiib ayaan u yeelanay la kulanka dad wanaagsan guud ahaan Sudan oo xiisaynaya, diyaarna u ah isbedelka bulshadooda. Waan idin xusuusnaan doonaa weligayo idinka iyo dalkiina koraya, sidoo kalena, waan rajeynayaa inaad sii wadi doontaan dedaalkiina aad ku doonaysaan nolol wanaagsan, sida aad hal-hayska ugu leedahiin ‘dhaqaaq kasta barakaa ku jirta.’

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories