Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Is-boqor ~ W/Q: Saddaam Xuseen Carab

Noocyada kala duwan ee aqoonta dunida maanta taal, mid wal oo ka mid ah bulshooyinku waxa ay u samaysteen derajooyin kala sarreeya.  Heerarkaas ay...

MEHER WACAN: Aqoonyahan Aadan Xasan Aadan iyo Drs Muha Dahir Faarax Jire

Liibaan Xaaji Fagadhe, Baaruud C/laahi Cilmi, Maazim Axmed Cawaale, Khalid C/laahi Sharaab, Axmed saki Daahir Xasan, Maxamed Mukhtaar Xasan, Jacfar Axmed Bade, Khadar Iid...

Golaha Wakiiladda & Waajibka Ku Shaqeynta Distoorka JSL

..Waxa ku waajiba masuul qaran oo kasta , in uu xilkiisa u fuliyo,  si waafaqsan Dastuurka iyo xeerarka kale wadanka ..... Waxaa marka hore  waxaan salamayaa...

“Dallada SSE waxay u aragtaa in khilaafka Golaha Wakiiladu uu wiiqayo kalsoonida hannaanka dowladeed ee Somaliland iyo himilooyinka la higsanayo” – WARSAXAAFADEED

London (SLpost)- Daladda Kulmisa Ururrada Bulshada Somaliland ee Qaaradda Yurub, ayaa walaac xooggan ka muujiyey nusqaanta dawladnimada ee khilaafka Golaha Wakiilladu u soo keeni...

Wareeggii Labaad ee Baadhista Xabaal-wareedyada Xasuuqii Shacabka oo maanta ka bilaabmay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Cadaaladda iyo Arrimaha bulshada  ee Somaliland,  ayaa maanta ka qayb-galay  hawlgalka Baadhitaanka Xabaal-wadareed ay ku aasan yihiin qaar ka mid...

Muqdisho: Sarkaal Sare oo ku dhaawacmay miino baabuurkiisa loogu Rakibay

Muqdisho (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca amniga ee gobolka Shabeelaha Hoose ee dalkaasi Soomaaliya Axmed Cumar Maxamed, ayaa dhaawac halis ahi ka soo gaadhay miino...

Golaha Guurtida oo ku guulaystay Dejinta Xaraaraddii ka aloosanayd Wakiillada iyo Natiijada laga fili karo waan-waan ay ku Dhex-dhexaadinayaan

Hargeysa (SLpost)- Guddi iskeed is-xilqaantay oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo uu horkacayey Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waraabe) iyo Guddoomiyaha AKeedamiydda Nabada iyo Horumarinta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img