Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Wasiirka Warfaafinta oo Hambalyo u diray Meherka Aadan Xasan Aadan iyo Muha Daahir Faarax

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu Hambalyo Meher wacan u dirayaa Aadan Xasan Aadan iyo...

Garabyada ku Hirdamaya Aqalka Wakiillada oo Guddiga Turxaan-bixinta ka Dalbaday in iyaga loo kala Baxo

Hargaysa (SLpost)- Guddiga turxaan-bixinta Khilaafka regaadiyey Golaha Wakiillada, ayaa shalay ka hadlay qaabka ay u maaraynayaan xal buuxa oo hawshaas lagu soo Afjaro. Ku-simaha guddoomiyaha...

Xaaji Cabdi-Waraabe: Xallintii Khilaafaadka Golaha Wakiillada Ee 2005 iyo 2014! (2aad)‏

Si loo gunaanado is-marin-waaga aloosmay, waan waan iyo isu-dhawayna loo sameeyo, waxa xaajadii loo saaray guddi ka socota Golaha Guurtida oo uu Xaaji Cabdi...

Golaha Deegaanka Hargeisa iyo Hogaankooda ma waxay Noqdeen Qaar lagu Hungoobay Wax qabad la,aanta iyo Hawlahoodii ay Gabeen oo ay Bulshadu baahi weyn u...

'Waddooyin Burbursan oo aan la mari Karin + Nadaafad xumo Xashiish meelasta ka buuxo+ Xoolo lagu Dhex raaco magaalada iyo arimo kale oo Badan' Tan...

Jawigii Siyaasadeed Is-Raacii ka dib – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Xubnaha Baarlamaanka labda dhinca ee Somaliland iyo Soomaaliy oo ka koobnaa 123 xubnood, oo kala ahaa 33 xubood oo reer Somaliland ahaa,. Halka reer...

HADAL-HAYNTA MAALMAHAN: Mug-yar moodhadh-jecel! – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

Waa goorma goorteed. Waa lixdannadii marka uu Timacadde ka hadlayay xildhibaannadii iyo wasiirradii beryahaas. Bal hadda inta sannadood ee ka soo wareegtay u fiirsada....

“Xagga Qurba-joogta ayaa Somaliland laga haystaa eh, ha loo badiyo waanada iyo wax-u-heegga Xaaji Cabdaw! Saw kuwaa xeego baraf ku dheelay Golihii Wakiillada ee…”...

Dharaaro Xusuustood (Q.19aad)  “WHEN GOING GETS TOUGH, THE TOUGH GET GOING” “MARKA GEEDIGU ADKAADO, KUWA ADAG BAA WADA” Marxuun Cigaal ayaa sannadkii 1995-kii ee iska horyimaad ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img