HomeGudoomiye ku xigeenka 1aad xisbiga WADANI oo luqadii ugu adkad kula hadlay...

Gudoomiye ku xigeenka 1aad xisbiga WADANI oo luqadii ugu adkad kula hadlay Xukuumadda Madaxwayne Siilaayo

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

axmed wadaniHargeisa (SLpost) Gudoomiye ku Xigeenka kowaada  Xisbiga mucaarad ah ee WADANI Ahmed Muum’in Seed maanta shir-jaraa’iid ku qabtay xuranta dhexe xisbiga WADANI   ee magalada hargeisa ayaa waxa uu sii kulul dhaliilay qaabka ay xukuumaddu  u martay  xidhista madax dhaqameed Somaliland  xubin ka tirsan xisbiga oo ku tilmaamay wixii lagu riday dawladii la odhan jiray Somalia.

Gudoomiye ku Xigeenka Kowaada e  Xisbiga Mucaarad ah e WADANI oo luuqada adag kula hadalay  xukuumadda madaxwayne Siilaayo  waxa uu yidhi“Xukumadda maanta jirta madaxwyne siilaayo madaxwaynaha ka yahay waxay bar yahan dambe maalmaahan u dambeyey la soo baxaday inay  xadhig kula kacaday dadka biri magadad ah oday dhaqameedka sidaad hor u ogaydeen maalin dhawaynte waxa la Xidhay Gudoomiyihii  ku xigeenkii Talo iyo Towfiiq  ee beesha galbeed ka burco  Sidaad maanta wark ku haysaan hada waxa xidhan Hassan Ahmed Muuse (Hassan godood ) oo ah Xogahaya xanaanadda Xoolaha Xisbiga WADANI intaasi  marka dhinaca loo eego waxay ka soo wda jeeda beel kaliye beesha degta Galbeedka Gobalka Togdheer Burco beelaha degan dalkeena hooyo ee Somaliland “

Gudoomiye ku xigeenka 1aad xisbiga mucaarad ah WADANI Ahmed Muum’in Seed  wuxuu si adag u cambaareyey siday u shaqeeyo ciidamada amaanka iyo cida maamusha  waxa uu yidhi “Waxaan leeyahay tasi waa nasiib daro xukuumaddana waxay ku tahay ceeb qaranimada Somaliland waxay ku tahay ceeb oday Dhaqameed Siyaasinta beel qofka ka soo wada jeedo kaliy dawladda ka dhigto taargad waxaan uga baaqaynaa  Xukuumadd Somaliland waxaan ugu baaqaynaa inay sii deg deg ah uu siiso xoriyadiisu Xogahay Xanaanadda Xoolaha xisbiga mucaaradka ah WADANI oo habeen hore gurigiisa lagala baxay taasi markaad la xidhiidho ciidamada amniga wasiirka arimah gudaha  cidkastao oo aad la xiidhiidho  markaad waydiiso xadhiga waxa ka waydiiso nin walba waxba kama ogin marka qof la soo xidho ciidamada amnigu yidhahadaad waxba kama ogin wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Mohamed Waran -cade wa ayo cida wadanka ka taliso cida wax soo xidhaysaa waa Su’aal aad laysku Waydiyo waxaan Xukumaddan u Sheegaynaaa Qaranimada Somaliland dhib badan loo soo maray   Xukumaadan Waxaa looga fadhiyaa  inay  midayso shacabka Somaliland  inay ka dayso cag juglaynta iyo ciidamada imika xukuumadu  la soo baxaday waxay  tasi ku tusaysa  inay tahay tii ay ku baaba’aday  qarankii la odhan jiray Somaliya” ayuu yidhi

Gudoomiye Mudane ,seed oo hadalka sii wada waxauu yidhi “ Shaqsi guri  lagala baxo shaqsi la xidho iyo oday dhaqameed la  soo xidho waxaasi wax karaam leh keenasya aanay jirin cidii laakiin ku   kafto  qaranimada iyo dawlada meel kag dhacad xaqbay uu leedahay dawladu inay soo xidho laakiin oday dhaqameedka  siyaasiinta  lagu xidho habel bay meel ka so wada jeedaan waa nasiib daro weeyaan waxaan Xukuumada ugu baaqaynaa inay sii deg-deg ah xoriyadiisa ugu soo celiso Hassan Ahmed muuse(Hassan godaad) Xogahaya xanaanadda Xoolaha Xisbiga Mucaarad ah ee WADANI arinta aad iyo aad ayaan uga xunahay waxaan leenahay xukuumadda  si deg- deg ah ha uu siiso  Xoriyada “ayuu yidhi Gudoomiye ku xigeenka kowaad xisbiga mucaaradka ah WADANI .Mudane .Ahmed muum’in seed.

Hadalka Gudoomiyah ayaa ku soo beegmaya Xili  ay Dhawaan ayey ahayd markii todobaadkan ay xidhay xukuumaddu  madaxdhaqameedkii Talo iyo Towfiiq ee Beesha Degta Galbeedka magalada Burco oo si wayn uga  Shacabku cadhoodeen qaabka loo maray  xidhistoodo  ciidamada amnigu  kala baxeen hotelkii ay deganaayeen ee bariga magalada.

somalilandpost.net

s

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories