HomeCabdicasiis Maxamed Samaale oo si Rasmi ah uga Mid noqday Guddiga Fulinta...

Cabdicasiis Maxamed Samaale oo si Rasmi ah uga Mid noqday Guddiga Fulinta ee Xisbiga Kulmiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa lagu daray Guddiga Fulinta ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha Xisbigaas Md Muuse Biixi Cabdi.

SamaaleWar-saxaafadeedkan oo lagu socodsiiyey Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo xogahayaha Kulmiye Xasan Siciid, ayaa lagu sheegay inuu Wasiirka Maaliyadda ee xilligan uu ka tirsan yahay Guddiga Fulinta ee Xisbiga Kulmiye laga bilaabo 26-ka Bisha February.

“Waxa lagu daray Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, waxaannu laga bilaabo maalinta taariikhdu tahay 26/02/2014 noqonayaa xubin ka tirsan Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE,” ayaa lagu yidhi War-saxaafadeedkan.

Go’aanka Xubnimada laga siiyey Cabcasiis Samaale Guddiga Fulinta ee Xisbiga, ayaa qayb ka ahayd 10 qodob oo lagu soo gunaanaday khilaaf in muddo ah u dhexeeyey garabyo ku kala qaybsamay siyaasadda xisbiga Kulmiye, ka dib markii Madaxweyne Siilaanyo Guddi turxaan bixin ah u saaray xalinta khilaafka kala qaybiyey Xisbiga Kulmiye, kuwaas oo dhowaan ka soo saaray toban qodob oo mid ka mid ahi jidaynayey go’aanka uu caawa ku dhawaaqay Guddoomiyaha Kulmiye.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories