HomeMadaxweynaha Faransiiska Oo Booqashadii Labaad ku Tagay Wadanka Afrikadda Dhexe Oo Dagaaladu...

Madaxweynaha Faransiiska Oo Booqashadii Labaad ku Tagay Wadanka Afrikadda Dhexe Oo Dagaaladu Aafeeyeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Centaral Africa(SLPOST)Madaxweynaha waddanka Faransiiska Francois Hollande ayaa booqashadii labaad ku tagay dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, tan iyo markii uu ciidamo u diray,

Francois Hollande

si ay u soo celiyaan nabadgelyada iyo xasiloonida. Ciidamadamo uu Faransiisku hoggaaminayo ayaa hawlgalka nabada Qaramada Midoobey ka bilaabay Jamhuuriyada Afrikada Dhexe, tan iyo intii ay sii xoogeysanayeen rabshadaha u dhaxeeyay dadka Muslimiinta laga tirada badan yahay iyo Kirishtaanka. Booqashada uu ku tagay maanta oo Jimce ah ayaa la xidhiidha sidii Faransiisku u sii xoojin lahaa ciidamada ka jooga dalkaas oo gaadhaya ilaa 1,600 askari oo ay wehlinayaan kumanaan askari oo ka socda Midowga Afrika

Midowga Yurub ayaa dhawaan ballan qaaday inuu u diray ilaa kun la taliyeyaal iyo saraakiil gacan ka siiya ciidamadda ammaaka hawlaha tababarida, si loo soo celiyo xasiloonida. Madaxweynaha Faransiiska ayaa doonaya in la gaadhsiiyo tirada ciidamadda nabad ilaalinta ilaa 9,000 askari, isagoo ballan qaaday inuu u diri doono 400 askari oo dheeraad ah. Maleeshiyooyinka Masiixiyiinta ayaa waday weeraro ka dhan ah dadka Muslimiinta ah, iyadoo ciidamadda nabad ilaaliyeyaasha ay isku dayayaan inay iska caabiyaan weeraro uga yimaada maleeshiyooyinkaas oo doonaya inay laayaan dadka muslimiinta gabaadka u galay xeryaha ciidamadda. Jamhuuriyada Afrikada Dhexe ayaa waxaa laga soo sheegayaa xaalado bani’aadanimo, iyadoo laga qaxay magaalooyin badan markii rabshado ay ka soo cusboonaadeen.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories