Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Sacuudiga oo dalkiisa ka soo musaafuriyay in ka badan 12-kun ruux oo Soomaali ah.

Sucuudi(SLPOST)Saraakisha dalka Boqortooyada Sacuudi Arabia ayaa in kabadan 12,000 qof oo Somalia ah ka soo tarxiishay wadankeeda tan iyo 1-dii bishii January ee sanadkaani waxana...

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Xukun ka soo saartay Dacwad loo haystay Afar Wariye iyo ururka SOLJA oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa maanta go’aan ka gaadhay dacwad loo haystay afar Weriye oo lagu eedeeyay inay ka qayb-qaateen Muddaharaad uu Wargeyska...

Ma Xukuumaddaa, Ma Xeer-dejintaa, Ma Xirsi baa, Mise waa Xisbiyada? – W/Q. Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi

Waa su’aal ka mid ah su’aalaha ugu waaweyn ee toddobaadkan aynu ku jirno iyo kii ka horreeyey la isku weydiinayo madalaha ay bulshadu ku...

Itoobiya oo dusha u saartay Dalka Sudan mas’uuliyadda diyaarad ay leedahay oo shalay la Afduubay

Geneva (SLpost)- Dawladda Itoobiya, ayaa masuuliyadda afduub loo geystay diyaarad ay leedahay ku eedaysay dalka Sudan oo magaalo-madaxdiisa Khardoum ay sii fadhiisatay diyaaraddani, iyaga...

Guddida Dan Iyo Duce Oo Soo-saaray Baaq Ay Ku Beeninayaan Qoraal Lagaga Baahiyay Warbaahinta

Hargeysa (SLPOST)  Guddida dan iyo Duce ee Beelaha Gobolka Saaxil oo soo-saaray Baaqa beeninaya  jiritaanka Baaqa kale muusmaanta ku soo baxay Wargeyska Jamhuuriya oo...

Golaha Guurtida Oo Guddoomiyah Wakiilada Ka Codsaday In Uu Dib udhigo Fadhigoodii Maanta Ay Ubalansanaayeen

Hargeysa (SLPOST) – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa fadhigii Golahaasi oo loogu balansanaa Maalinta Berri ah dib u dhigay, ka dib...

Cali Dheere: “Waan Qadaneynaa Talooyinka Ay Soo Jeediyaan Culuma’udiinka Somaaliyeed” – Dhageyso

Somalia (SLPOST)- Afayeenka xarakada al-Shabaab Sheikh Ccali =-Dheere ayaa maanta ka warramay dagaalka ay ku la jiraan kuwo uu ku sheegay gaalo waddanka Soomaaliya...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img