HomeSacuudiga oo dalkiisa ka soo musaafuriyay in ka badan 12-kun ruux oo...

Sacuudiga oo dalkiisa ka soo musaafuriyay in ka badan 12-kun ruux oo Soomaali ah.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Sucuudi(SLPOST)Saraakisha dalka Boqortooyada Sacuudi Arabia ayaa in kabadan 12,000 qof oo Somalia ah ka soo tarxiishay wadankeeda tan iyo 1-dii bishii January ee sanadkaani

tarxiil

waxana ku jira boqolaal haween iyo caruur ah kadib markii dowlada wadankaasi sanadkii tagay ay ku dhawaaqday in dalkaasi ay isaga baxaan dadka sharci darada ku jooga dalkaasi.

Hay’ada arimaha qaxootiga u qabilsan QM UNHCR ayaa u sheegtay masuuliyinta dalka Sacuudiga in ay joojiyaan howlaha ku aadan soo taxiilida ay ku hayaan Soomaalida ku sugan dalkaasi.

 

UNHCR ayaa sheegtay in saraakisha amaanka dalkaasi ay jir dil ay kula dhaqaaqen qaar kamid ah Soomaalidii gacanta lagu dhigay ee dalkooda dib loogu soo celiyay.

Afhayeen u hadlay hay’adaasi ayaa sheegay in qaar kamid ah degaanada koonfurta Somalia ay weli tahay mid qatarteeda taagan welina ay ku sugan yihiin dhaq dhaqaaqa Al-shabaab.

Hay’ada ayaa sheegtay in 3-dii bishii Febraayo ay Sacuudiga soo tarxiishay ku dhawaad 12,332 kuwaasi oo Muqdisho la keenay.

Wasarada arimaha gudaha dalka Sacuudiga ayaa hada diyaarinaysa in ay soo ttarxiisho Somalia gaaraysa 30,000-qof oo Somalia ah waa sida ay sheegtay hay’ada socdaalka caalamka IOM.

Waxaa jirta in Somalia badan ay ku dhibaatoonayaan xabsiyo ku yaala dalkaasi.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories