HomeQalabkii loogu Talo-galay wejiga 1aad ee Dhismaha Jidka Ceerigaabo oo soo Gaadhay...

Qalabkii loogu Talo-galay wejiga 1aad ee Dhismaha Jidka Ceerigaabo oo soo Gaadhay (DAAWO SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kala-baydh (SLpost)- Waxa Maanta dalka soo gaadhay qalabkii loogu talo-galay wejiga koowaad ee dhismaha waddada Ceerigaabo, kaas oo ka soo degay dekedda magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Qalabkan oo xukuumaddu ka soo iibisay dalka Shiinaha, isuguna jirto Cagafyo, booyadaha biyaha iyo Iskarogooyin, waxa maanta kaga hortagay tuulada Kala-baydh ee galbeedka magaalada Gabiley, wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay weheliyaan Maareeyaha hay’adda waddooyinka iyo guddiga dhismaha waddadaas, ka dib safar dhulka ah oo gaadiidkaas iyo qalabka lagaga keenay dalka Jabuuti.

IMG_0081Maareeyaha Wakaaladda Waddooyinka Somaliland Prof Xasan Cali Cismaan oo ka hadlay goobta gaadiidkan ay kaga hortageen, ayaa tafasiil ka bixiyey tirada qalabka shalay dalka soo gaadhay, kuwaas oo uu ku kala sheegay inay kala yihiin Afar baabuur oo waaweyn oo kuwa Carrada qaada ah, laba Garaydhar, Laba Sheewal oo kuwa ciidda lagu raro, hal Baaldawsar, booyad iyo Gaadhiga lagu xambaaro gaadiidka waaweyn.

Maareeyuhu waxa uu sheegay inay jiraan qalab kale oo ay kaga yimaaddeen dekedda Jabuuti, “Qalabkani waa wejigii kowaad. Waxa noo soo socda oo aanu Jabuuti kaga nimi kuwa isku Qasa daamurka iyo Jayga oo laba ah iyo isbeer-baartii qalabkaasi lahaa oo dhan iyo laba baaldawsar,” ayuu yidhi Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland.

IMG_0164 IMG_0162 IMG_0160 IMG_0152 IMG_0150 IMG_0143 IMG_0139 IMG_0138 IMG_0133 IMG_0114 IMG_0109 IMG_0107 IMG_0103 IMG_0088 IMG_0081 IMG_0078 IMG_0076 IMG_0066 IMG_0062 IMG_0057 IMG_0046 IMG_0029 IMG_0025

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories