HomeMadaxwayne Axmed Siilanyo oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Gudigii Guurtida Iyo Shirgudoonka...

Madaxwayne Axmed Siilanyo oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Gudigii Guurtida Iyo Shirgudoonka Wakiilada Ee Soo Af Jaray Khilaafkii Golaha Wakiilada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost):-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Xubno Ka Mid Ah Golaha Guurtida Kadib Markii La Soo Af Jaray Khilaafkii Golaha Wakiilada.

130

ulanka Uu Madaxweynaha Somaliland La Qaatay Xubnaha Golaha Guurtida Ee Soo Af Jaray Khilaafkii Ka Taagnaa Golaha Wakiilada Iyo Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Ayaa Madaxweynaha Somaliland Lagula

Socodsiiyey Go,Aamada Lagu Heshiiyey  Laguna So Af Jaray Khilaafkii U Dhaxeeyey Garabyadii Isku Hayey Golaha Wakiilada Somaliland.

ciidagale

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Kulankaas Ka Hadlay Ayaa Sheegay Inuu Soo Dhawaynayo Go,Aanka Laysla Qaatay  Waxaanu Tilmaamay Inuu Soo Dhawaynayo Wax Kasta Oo Ay Isla Meel Dhigaan Labada Golle Ee Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Waxa Uu Sheegay Inuu Soo Dhawaynayo Wax Kasta Oo Ku Jirto Danta Umada Somaliland Iyo Tan Qarankuba.

 

130

Ugu Danbayntiina Madaxweynaha Somaliland Waxa Uu Golaha Guurtida Uga Mahad Celiyey Go,Aamada Ay Ku Soo Af Jareen Khilaafkii Ka Taagnaa Golaha Wakiilada Somaliland.

Qodobada Ay Xubnaha Golaha Guurtidu Ku Soo Af Jareen Khilaafkii Golaha Wakiilada Ayaa Waxa Ka Mid Ah

1.     In Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Laga Simo Codka Lagu Rido Karo Isla Markaana Laga Dhigay 42 Cod

2.     Inaan Wax Mooshin Ah  Oo Lagu Ridayo Shir Gudoonka Golaha Wakiilada La Keenin Marka Laga Reebo Xil Gudasho La,Aan Lagu Soo Oogo.

3.     In Goluhu Fasax Ahaado Inta Ka Dhiman Fasixii Ay Ku Jireen Ee La Isla Qaatay.

Somalilandpost/Desk

Somalilandpost.net

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories