Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Aqoonyahan uu Madaxweynaha Jabuuti Digreeto kaga Qaaday Muwaadinimadiisa oo si Qasab ah loogu soo Mastaafuriyey Somaliland

Jabuuti (SLpost)- Xukuumada Jabuuti ayaa la sheegay inay si  sharci-daro ah ugu soo mustaafurisay Somaliland aqoonyahan haysta dhalasho dalkaas, ka hor intaan amar ka...

Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha oo ka hadlay Kooxo u baxay Xakamaynta Ayax ku habsaday Deegaano ka mid ah Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa kooxo u dirtay xakamaynta Ayaxa ku habsaday deegaano ka mid ah beeraha dalka, iyada oo ay masuuliyiinta wasaaradda...

Mudaharaado Rabshado wata oo Dad ay ku dhinteen dalka Sacuudiga

Suadi(SLPOST)Ciidamada rabshadaha ka hortaga ee dalka Sacuudiga ayaa maanta awood u adeegsaday kala cayrinta dad iskugu soo baxay magaalo la yiraahdo Cawaamiyah oo ka...

Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay natiijada Kulan Madaxtooyada ugu qabsoomay Garabyada Isku khilaafsan Siyaasadda Xisbigaas iyo (DHEGAYSO)

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga talada dalka hoggaamiye ee Kulmiye, Jaamac Shabeel, ayaa sheegay inuu si fiican ugu qabsoomay kulan habeen hore...

Xukumada Somaliland oo ku dhawaaqday Todobaadka Cuntada iyo Biyaha ee Somaliland

Hargeysa(SLpost) Wasiirada wasarada Qorshaynta , Kaluumiysiga, Beeraha, Biyaha, Xanaanada Xoolaha, Deeganka iyo Horumarinta  reermiyiga oo ay waheliso hayada ka hortaga masiibooyinka dabiciga ah ee...

Maxkamada Gobolka Hargeysa oo xukunno Ku Ridday Lix Qof oo lala xidhiidhiyey Argagixiso, Qaar kalena Xorriyaddooda u soo Celisay

Hargeysa (SLpost) Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo bilihii ugu danbeeyey qaadaysay kiisas lagu xidhiidhinayey Argagixisnimo ayaa toddobaadka go’aamo ka soo saartay lixdii qof ee ugu...

Waxaan U Arkaa inuu Heshiiskani ahaa Meel-kaga-kac, Waxaan Ku Talin Lahaa marka Golaha Wakiilladu uu fasaxa ka soo noqdo laba bilood ka dib inay...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa meel-kaga-kac ku tilmaamay heshiiska ay Ergo ka socotay Golaha Guurtidu Arbacadii ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img