HomeHARGEYSA: Munaasibad Caawa lagu soo Bandhigay Xaddiga Lacagta loo ururiyey Dhismaha Jidka...

HARGEYSA: Munaasibad Caawa lagu soo Bandhigay Xaddiga Lacagta loo ururiyey Dhismaha Jidka Ceerigaabo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Munaasibad ballaadhan oo lagu soo bandhigay Lacagta qaadhaanka Waddada isku xidha Ceerigaabo iyo Burco, ayaa caawa lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

103Shaashada Telefishanka Dawladda iyo HCTV ayaa si toos ah looga baahinayay Xafladdan oo ay ka soo qayb-galeen Masuuliyiin xukuumadda ka socda iyo boqolaal Marti sharaf ah, taasoo lagaga dhawaaqay isu geynta lacag ka badan Shan Boqol oo Kun oo Dollar  ($500,352.34).oo ku jirta gacanta Guddida dhismaha Jidkaa loo magacaabay, sida ay sheegeen Masuuliyiinta Xukuumadda ee xaflada ka hadlay, halka sidoo lacag malaayiin Dollar ah ballan-qaadkooda laga sugayo qurbejoogta iyo ganacsatada dalka.

121Xafladda ayaa isla caawa ay kaga dhawaaqeen dadkii ka soo qayb-galay qaadhaan cusub, waxaana dhinaca kale lagu sharaxay qaabka ay dadku lacagta u kala bixiyeen ilaa bilowgii qaadhaan uruurinta Mashruuca.

weeedDadka caawa Munaasibadan lagu bandhigay magacyoodda ee ka qayb-qaatay Mashruuca waxa ka mida Madaxweyne Siilaanyo oo bixiyay $6,000 oo Dollar iyo Masuuliyiin kale oo sar-sare iyo asxaabta Mucaaridka ah.

Dhismaha waddada isku xidha Ceerigaabo iyo Burco oo Masaafo ahaan dhan 375KM ayaa lagu qiimeeyay lacagta ku baxaysa Laamiga laga dhisayo lacag kor u dhaafaysa 20 Milyan oo Dollar .

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories