Monthly Archives: January, 2014

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha UCID oo fashiliyey Qorshe mucaaradku la maaggan yihiin Xukuumadda Siilaanyo oo Wejigiisii Koowaad ay Golaha Wakiilladu Meelmariyeen

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay wax ka bedalka lagu sameeyay xeerka hoosaadka golaha Wakiilada,...

Daladda Ururrada aan Dawliga ahayn ee SONSAF oo lagu eedeeyey inay faro-gelin qaawan ku hayso Xorriyadda Saxaafadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta ee Somalilad, ayaa si adag u cambaareeyey  farogelin ay sheegeen in dalladda Ururrada aan Dawliga ahayn ee SONSAF ku hayso...

Qorshihii Dawladii Somaliland ee 1960-kii – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Maadaama oo xisbigii SNL ku guulaystay kuristii Baaralaamanka tiradii ugu badnayd oo ahayd 20 kursi, waxay taasina suurtagelisay in Guddoomihii xisbiga SNL oo ahaa...

Duul Wada Siyaasi Ah – W/Q: Khadar Maxamed

Rag siyaasi wada noqoy wada furay silsiladaha hadba taanu suurayn Yidhi anigu aan saxo “ Hadraawi” Bulshada Somaliland waxaa lagu qiyaasaa tiro ahaan 3.5 million ku dhawaad 75%...

DAAWO: Golaha Wasiirrada Somaliland oo Maanta Yeeshay Shir Aan Caadi ahayn iyo Nuxurka go’aamo laga soo saaray

Hargeysa (SLpost)- Fadhi aan Caadi ahayn oo maanta Golaha Wasiirrada Somaliland ku yeesheen xarunta Madaxtooyada, ayaa lagu meel-mariyey in dalka laga hirgeliyo Diiwaangelinta Muwaadiniinta...

Mudaneyaasha Aqalka Wakiillada oo Maanta Ansixiyey Xeer-hoosaad lagu Wiiqay Awooddii Guddoomiye ku-xigeennada Golahaas

Hargeysa (SLpost)- Mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland ayaa Maanta Cod aqlabiyad ah ku Ansixiyey Xeer hoosaad cusub oo ka kooban toddobaatan qoddob kaasoo sahlaya in...

Sterling Energy completes Odewayne additional farm-in

Sterling Energy subsidiary said the Government of Somaliland has consented to subsidiary Sterling Energy (East Africa) Ltd executing a Farmout Agreement for the Production...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img