Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Wakiillada oo sheegay in Guddoomiye Cirro ku Wacad-furay go’aan Shir-guddoonkoodu Isla Qaatay
Hargeysa (SLpost)- Go’aan ay aqlabiyadda mudaneyaashii Aqalka wakiilladu shalay ku meel-mariyeen wax ka-beddel lagu sameeyey xeer-hoosaadka golahooda, ayaa weji kale oo siyaasadeed u beddelay...
Faahfaahin ku Saabsan Doorka Somaliland ku Leedahay Shirweyne Caalami ah oo uu uga Qaybgalayo Wasiirka Macdantu
Cape Town (SLpost)- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ka qaybgalay shirweyne caalami ah oo lagaga hadlayo maalgashiga macdanta Afrika,...
Maxay Mudaneyaasha kala-afkaarta Duwani ka yidhaahdeen Go’aankii shalay ee Golaha Wakiillada?
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaal ka tirsan Aqalka Wakiillada Somaliland oo ku kala aragti duwanaa ansixinta wax-ka-beddel lagu sameeyey xeer-hoosaadka golahaas oo shalay la meelmariyey, ayaa...
Aqalka Wakiillada oo Ansixiyey Xeer-hoosaad Lagu Rifay Awooddii Guddoomiye ku-xigeennada, Guddoomiye Cirro-na Gaashaan uga Noqonaya Mooshinnada Xukuumadda iyo Nuxurka Qodobbada muranka badan ka dhashay
Hargeysa (SLpost)- Mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland, ayaa shalay Cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey wax-ka-beddel lagu sameeyey Xeer-hoosaadka golahooda, kaas oo sahlaya in xil-ka-xayuubin lagu...
Gorfayn: Buugga Samo-Talis
Buugga: SAMO-TALIS Summadda Buugga: 270719864428604 Bog: 271 Taariikhda la daabacay: 2013 Qoraha: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargaysaawi) Dhowaanahan waxa sida togga u soo burqanaya buugta ku qoran afka Soomaaliga oo...
Sida aan cadceeda loo waayin ayaan saxiibka wanaagsan loo waayin! – BY MOHAMOUD AREB
Saxiibka suubani Sadrigiyo laabtiyo Niyadaa salkeediyo Qalbiguu sifeeyaa Suradaha quraankiyo Sadkii lagu ducaystiyo Sareeduu jeclaystaa Allow saxiib wacaniyo Qaar samaha jecloo Na saluugin waligood Sumadooda noo badi Saxiibku waa muraayada keliya ee uu isku...
Horta Yaa Mujaahid Ah? – W/Q: Fouad Abdisalam
Salaamu laahi Caleykum Malaha Kaligey kuma ihiye Waxa is weydiiyey misena aan ku dawakhey micnaha iyo qeexitaanka dhabta ah ee uu huwan yahey qof loola...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

