Monthly Archives: January, 2014

spot_imgspot_img

Xukuumadda oo Sharci-yaqaano Caalami ah u Kiraysatay Qiimaynta Heshiis Maalgashi oo Shirkadda BALLORE ku Samayso Dekedda Berbera

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay inay gudo-jirnaa qiimaynta iyo talooyin sharci oo ay...

Waxyaabaha Soomaalidu ku Qiimayso Af-miishaarnimada – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Dadyowga ilaahay abuuray ma sina, sida faraheenu oo kale, qaarba waa cayn gaar ah.  Midbaa aqoon leh, midbaa jaahil ah, midbaa maskax fiican leh,...

BURCO: Badhasaabkii ugu dambeeyey Maamulkii UDUB oo canaan u jeediyey madax-dhaqameedka Togdheer

Burco (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee Gobolka Togdheer Xukuumaddii UDUB Jaamac Cabdilaahi Warsame (Biin) ayaa bulshada gobolkaas si weyn u dhaliilay kala qaybsanaanta Bulsho ee...

Khubaro Itoobiyaan ah oo Dawladda Hoose ee Hargeysa ka Caawinaya Kor-u-Qaadista Bilicda Caasimadda ee ay ku fashilmeen

Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa sheegay inay magaalada Hargeysa soo gaadheen khubaro Itoobiyaan ah oo dejinaya qaabka...

DAAWO:Sannadkan iyo Isbeddelka ku yimi Cimillada Qabow ee Yurub oo meelaha Qaarkood Baraf Badan ku Habsaday Wariye Maxamed Saalim

Hargaysa(SLpost)Barnaamijkan oo ku saabsan kala duwanaanshaha cimilooyinka ee deeganada kala duwan ee caalamka ayaa ah qaar si aad ah ukala duwan, iyadoo qayb kasta...

Khilaaf Muddooyinkii u dambeeyey ka Aloosnaa Deegaan ka tirsan Gobolka Maroodijeex Oo La Soo Af-jaray

Hargeysa (SLpost)- Khilaaf maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa deegaanka Deegaanka Qoryaale oo ka tirsan Deegaanka Cadaadlay ee Gobolka Maroodijeex una dhexeeyay beelaha Bariga...

Suldaanka Guud ee Bariga Sanaag oo Hungo iyo Weji-gabax kala Kulmay Cabdiweli Gaas, Xalay-na Guure kaga soo baxay Garoowe

Garoowe (SLpost)- Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga gobolka Sanaag Suldaan Siciid Cabdisalaan, ayaa la sheegay inuu weji-gabax kala kulmay socdaal siyaasadeed oo uu todobaaddadii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img