Magaalada Ceerigaabo oo Markii u horreysay lagu Qabanayo Shir kulminaya Maayarrada magaalooyinka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa markii u horreysay muddada 23-ka sanno ah ee ay Somaliland jirto, waxa lagu qabanayaa shir...
Horumarinta Gobolka Gabiley iyo kaalinta uga bannaan Qurba-Joogga – W/Q: Xildhibaan Nimco Axmed Cabdi (Golaha Degaanka Gabiley)
Dhammaan Akhristayaasha Sharafta leh waxaan idinku salaamayaa Salaanta Islaamka. Maqaalkaygan gaaban waxaan jeclaan lahaa inaan si kooban ugaga hadlo kaalinta ay Qurba-Joogu ku leeyihiin guud...
Oddoroska Mustaqbalka Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
Qoraalkan waxaan ku oddorosayaa ama ku saadaalinayaa mustaqbalka wada hadalada Somaliland iyo dawlada federalka ah ee soomaliya.waxaan jecelahay in aan sawir ka bixi ama...
Geeddi-Socodka Dimuqradiyada Somaliland,Iyo Baahida Aragti Hormood Ah Oo Hoggaamisa? W/Q: Qoraa Aadam Muuse Jibriil – Q.1aad
Halkan waxaanna akhristayaasha uga soo tebinayaa qoraalo ku saabsan lahaansha Aragtida aqoonta ku dhisan (Vision) ee madaxda siyaasadda, ama la'aanteedu sida ay u saamayso...
Jaah wareeka ay ka qadeen wasiiradan debada ka so yaacay xilalkii ay qaranka u hayeen siiba wasiirku xigeenka wasarada gashan dhiga
Waxan halkan kasalamaya bahada saxaafada oo aan leeyahay marna taarkhdu idin ilaabi mayso sida aad ula soctaan shucuurta shacabka iyo wixii hadaba ka jira...
Jawaab ku socota ninka la yidhaa Cali Cabdi Coomey – W/Q: Khadra X. Cabdilaahi
Waxaan dhawaanahan eegayay taariikho-ku-sheeg uu qoro amaba malmaluuqo nin lagu magaaabo Cali Cabdi Coomey oo sheegtay suxufi qoraa ah. Mr. Cali, wuxuu ka hadlayaa taariikho...
‘Aaminaadda Qabiilku Waa Caqabad hortaagan horumarka Siyaasadda Dumarka’- (Warbixin)
London (SLpost)- “Sucaad Cabdi ayaa sheegtay inay u tartami doonto doorashada golaha wakiilada, inkastoo fursadaha guusheedu la mid tahay sida neef geel ah uga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

