Monthly Archives: January, 2014

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha SOLJA oo raaligelin iyo xaal ka bixiyey warsaxaafadeed qaar kamid ah hoggaanka ururkaasi ku aflagaadeeyeen Daladda SONSAF

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, ayaa raalli-gelin iyo xaal ka bixiyey warsaxaafadeed ceebayn iyo aflagaaddo xambaarsanaa oo xubno...

Wufuud Ujeeddooyin kala duwan u socda oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (SLpost)- Maayarada Toban degmo oo ka mid ah dalka Somaliland ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo,...

Daladda Ururrada aan Dawliga ahayn ee SONSAF oo Qabatay Kulan Lagu Gorfeeyey Dhibaatooyinka iyo Caqabadaha Kala Duwan ee Horyaal Saxaafadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Kulan lagu falanqeeyey xaaladaha warbaahinta Somaliland ku sugan tahay maanta, dhibaatooyinka iyo caqabadaha horyaal, ayaa lagu qabtay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Kulankan...

Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland oo tafaasiil ka bixisay Diyaarad maanta Caga-dhigay Madaarka Laascaanood oo muddo Xidhnaa

Laascaanood (SLpost) Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gadiidka Cirka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay Diyaarad sidday alaabo ganacsi oo maanta fadhiisatay Madaarka magaalada  Laascaanood oo...

Dillaalatada Baad-doonka ahi Yaanay Sumcadda Ka Dilin Saxaafadda Xorta ah

Bilihii u danbeeyay waxa dad badan oo Bulshada Somaliland ee Damiirkooda iyo garoodkoodu ka dhawrsoonyahay xumaanta, nacaybka, cudurka  Qabyaalada iyo qof nacaybka la yaabanaayeen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img