Xoghayihii Arrimaha Gudaha ee UCID oo Shaaciyey Is-casilaad uu u Nisbeeyey Hadal Ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbigaas
Hargeysa (SLpost)- Xoghayihii Arrimaha Gudaha iyo Xidhiidhka gobollada ee Xisbiga UCID Cabdi Maxamed Saleebaan (Mingiste), ayaa shaaca ka qaaday inuu Iska casilay xilkii uu...
Xildhibaan Golaha Guurtida ka tirsan oo loo Haysto Fal-dambiyeed ka dhan Qaranimada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan ka tirsan Aqalka Odayaasha Somaliland ayaa laga mabnuucay inuu xarunta Golahaas foodda soo galiyo, ka dib markii lagu eedeeyey inuu ku...
Madaxweynaha Somaliland oo Kulan la Qaatay Madaxda Shirkad Shidaal-baadhis ka samaynaysa dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiin ka socday Shirkadda DNO oo ka mid ah Shirkadaha...
Ujeeddada kormeer ay Wasiirka Waxbarashadu ku marayso Gobollada Galbeed ee Dalka
Borama (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay weheliso Guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka ee NOW Marwo Aniisa Nuur Cigaal iyo...
Xukuumadda Somaliland oo Digniin kama dambays ah u Jeedisay Telefishannada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta kulan la qaatay wakiillada Muuqaal-baahiyeyaasha ka hawl-gala Somaliland, ayaa ugu hanjabay...
Carwadii 6aad ee Ganacsiga Somaliland oo maanta la soo gebo-gabeeyey iyo Shirkado Abaal-marino lagu guddoonsiiyey
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa shalay soo xidhay carwadii 6aad oo muddo 7cisho ah ka socotay Hotel Guuleed...
Hoggaanka Sare ee Kulmiye oo Waxba kama jiraan Sharciga Baalmarsan ku tilmaamay Kulan Deg-deg ah oo Madaxweyne ku-xigeenku ka Dalbaday Guddida Fulinta ee Xisbiga
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa sheegay in shirweynaha Xisbiga ee dhawaan la muddeeyey qabsoomiddiisa aanay waxba iska...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

