Monthly Archives: January, 2014

spot_imgspot_img

Xisbiga UCID oo Wasiirka Daakhiliga Huwiyey Eedaymo jawaab u ah Dhaliilo uu shalay ku duray Guddoomiye Faysal

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade ku weeraray Gudoomiye...

DHARAARO XUSUUSTOOD – Prof. Maxamed Siciid Gees, Qaybtii 14aad

Barafasoor Cali Masruuci oo ah aqoonyahan caan ah oo u dhashay dalka Kiiniya, kana soo jeeda dadka xeebaha degga ee Muslinka ah ee loo...

DHEGAYSO: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Wefti ballaadhan u hoggaamiyey Caasimadda Ethiopia iyo Ujeeddada Socdaalkooda

Hargeysa (SLpost)-  Wefti ballaadhan oo ka kooban Wasiirro iyo xildhibaano oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa shalay ka...

Musuqmasuqa qaawan ee uu wasiirka duulista iyo hawadu uu mar kale Ka wado madaarka caasimada Hargaysa – W/Q: Khadar Jirde Ahmed

Waxaan halkan salaam uga gudbinayaa dhamaan shacabka reer Somaliland mel kasta oo uu ku  suganyahay iyo bawaynta saxaafada jslhadii aan  ku soo      dhawaado fikirkayga...

Xukuumadda Somaliland oo Hanjabaad ku soo Dhawaysay Hoggaanka Cusub ee loo doortay Maamul-goboleedka Puntland ee Somaliya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa hanjabaad ku soo dhawaysay madaxweynaha cusub ee loo doortay maamul-goboleedka Puntland ee Somaliya Cabdiweli Cali Gaas, waxaanay uga digtay...

Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is-qaban karin! – W/Q: Eng Xuseen Aadan Cige

Qabiilkaiyo Qarannimadu  waa laba shay oo aan is-qaban karin, sidoo kale Qabiilka iyo Hannaanka Dimuqraadiyaddu waa isku dab iyo dhagax. Nasiib darrada jirtaa waxa...

“Waxaan qabaa inay isaga ku kooban tahay oo aanay la qabin xisbiga UCID, haddii aanu u jeedin odaygu inuu farriin u dirto Somaliya si...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa si adag uga hadashay hadal Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ku sheegay inay wada-hadallo gaar ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img