HomeXukuumadda Somaliland oo Digniin kama dambays ah u Jeedisay Telefishannada Dalka

Xukuumadda Somaliland oo Digniin kama dambays ah u Jeedisay Telefishannada Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

waranHargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta kulan la qaatay wakiillada Muuqaal-baahiyeyaasha ka hawl-gala Somaliland, ayaa ugu hanjabay inay xukuumad ahaan Ruqsadda oggolaanshiyaha kala noqon doonaan haddii la baahiyo warar xasilooni-darro ka abuuri kara gudaha Dalka.

Wasiirka Arrimaha Guduhu waxa uu telefishannada ka hawl-gala dalka uga digay inay baahiyaan warar isku-dhacyo iyo amni-darro ka dhex-abuuri kara bulshada.

“Waxaan doonayaa In warbaahinta aanu ka wada hadalo sidii ay ugu shaqayn lahaayeen sida  ugu habboon ee dalkani wax ku noqon karo horumarna lagu gaadhi karo. Waxaan ka maqlaa had iyo jeer TV-yada dad hadlaya oo reer somaliland ah oo ku dhawaaqaya haddaannu nahay qabiil hebel iyo qabiil hebel oo fariin u diraya qabaa’il kale oo ay keeni karto cadaawad, isku dhac iyo nabadgalyo xumo. iyo hadalo kale oo khalkhal galin kara nabadgalyada,” ayuu yidhi wasiirka  Arrimaha Guduhu.

“Waxaan halkan kasoo jeedinayaa amar ah inaan TV-na soo dayn karin wax ku saabsan qabyaalad, ama la xidhiidha oo ah, Haddaanu nahay reer hebel nahay, Arrintaasi lama sii dayn karo, mana maqli karo waana mamnuuc, waxaanan kala noqon doonaa ruqsadda TV-ga aan ku arko isagoo qabyaallad soo  daynaya. Taa inaad ila qaadataan ayaan jecelahay oo aynaan iskaga hor iman. idinkay idinku xidhan tahay, haddaad bahalihiisa haysanaysaan iyo haddii aad iska soo dhiibaysaan (Ruqsadda).

“Waa isku dir ummad wada degan gobol marka laba reer loo kala saaro, reer hebel sidaasuu yidhi reer hebelba sidaasuu yidhi, waxay keentay dhibaato badan, sidaasi awgeed waxaan leeyahay yaaney dib u dhicin, in waddankani ay ka hadhi waydo masiibada qabyaaladda,” ayuu yidhi Wasiirku.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories