Monthly Archives: January, 2014

spot_imgspot_img

Faysal Cali waraabe oo sheegay in Masiirka Shacabka Somaliland aan lagu aamini Karin xukuumada Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Guddomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa Sheegay in haddii xukuumada madaxweyne Siilaanyo ay kaligeed isku koobto...

Maalmuhu Run Badanaa – W/Q: Cilmi Maxamed

Taariikhdu waxay qortaa waayo hore wixii dhacay, sida ay u dhaceen sababtii keentay dhicitaanka, iyo weliba markii danbe sida xaaladaasi looga baxay ama loo...

Mucaarad iyo Muxaafad, Somaliland waa Gob ee Ilaashada! – W/Q: Dr. Ibrahim J Abdi

Somaliland waa dal iyo dad dun gob ah leh, sooyaalka hore ee Soomaaliduna ka marag kacay. Mucaarid iyo muxaafidba dalkaa la yidhaahdo Somaliland ayaynu wadaagnaa....

Xukuumadda oo sheegtay inaanay xisbiyada Mucaaradka kaalin uga banaanayn wada-hadaLlada Somalia

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaadday inaanu jirin kaalin ay axaabta Mucaaradka ahi ku meteli karaan ka-qaybgalka wada-hadallada u dhexeeya Somaliya, iyada...

Qorshihii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Tub Toosan Haysta iyo Qaybo Xukuumadda Ka Tirsan oo Kolba Isbaaro u Dhigaya – W/Q: Dr Maxmed Fadal

Wada shaqaynta saddexda xisbi qaran waxay muujisay bisaylka Hay’adaha dimuqraadiga Somaliland. Waxay si xirfadaysan oo deggan ay uga wada shaqeeyeen sidii ay u kala...

Maareeyaha Wakaallada Biyaha Hargeysa oo Faahfaahiyey Mashruuca Biyo Soo-saarka Xumbo-weyne

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Wakaalladda Biyaha Hargeysa Mr. Ibraahin Siyaad Yoonis, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar dadka qaar ku sheegeen in mashruucii biyo...

Wada-hadalladii Somaliland iyo Somaliya oo Mar kale dib ugu Dhacay Muddo aan la Cayimin

Hargeysa (SLpost)- Iyada oo todobaadkan gudihii loo ballansanaa inay dib-u-bilaabmaan wada-hadalladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya oo dhowr jeer oo hore dib-u-dhac ku yimi,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img