HomeMusuqmasuqa qaawan ee uu wasiirka duulista iyo hawadu uu mar kale Ka...

Musuqmasuqa qaawan ee uu wasiirka duulista iyo hawadu uu mar kale Ka wado madaarka caasimada Hargaysa – W/Q: Khadar Jirde Ahmed

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

khadarWaxaan halkan salaam uga gudbinayaa dhamaan shacabka reer Somaliland mel kasta oo uu ku  suganyahay iyo bawaynta saxaafada jslhadii aan  ku soo      dhawaado fikirkayga ,

Waxa  beryahanba soo baxaysay  qala dhaan cabsho oo  ay  ka cabanayaan gadalaydii madaarka weligoodba ka shaqayn jiratay  in uu wasiirka duulsta iyo hawadu  xadhig ku guray  isaga o kadalbaday inaanay ka shaqayn madaarka  lana keenayo cidka shaqaysa,  isga o sifooyin ganacsi ama musuq musuqmaasuq ugu xidhay  shaqis ay saxiib yihiin   oo ah wasiirkii hore ee bosaha iyo isgaadhsiinta axmed xaashi oday oo iskale tagaasida layidhaahdo Raaxo taxi in uu koto ugu xidho ka shaqaynta madaarka hargaysa in ay ka shaqeeyan si uu isaguna fa,iido uga helo,

Waxa hadab waxa laga xishodo ah in wasiirka duulista iyo hawadu maxamuud xaashi oday  uu indhaha u so xiirtay musuq maasuq qaawan iyada oo aynu ognahay kumaanakii kun ee dolar  ay dawlada kuwayd ugu deeqday dib u dhiska madaarka  halka uu lamaray  iyo in ilaa imka uu madaarku caasimadu la dhutonayo musuq masuqii uu  u gaystay  in hadan  arimo musuqmasuq darteed uu gadidilaydii  madaarka ka shaqayn jirtay uu xadhiga ugu guray, waxa ayaan daro ah in aanu islahayn wasiiku cidbaa ku arkaysa  iyo siduu  ugu tafa xaytay baa biinta halbawlayashii wadanka ee lexe jecla la,aanta ah iyo in uu maalinba malinta ka danbaysa uun u weelka ugu tolanayo musuq masuqa  qaawan een daahba sarnayn waxaan ogany tii shalay ka dhacday madarka,taariikhdu way is qoraysa  waxaanu kaga tegaya waxa uu ku qorto ee uu gashado  waxaan leeyahay maxamud xaashi cabdow  ma waxaad uso weel tolatay  dhicida iyo musuq maasuqa laf dhabartii dalka  in aad u baa biiso kolba sida aad ku f,iidayso adugu , waxa iyan ayaan daro labaada  sida ay xukuumadan siilanyo ay isgu bahaysatay lunsga iyo musuq maasuqa laf dhabartii wadanku lahaa haday tahay tan madaarka iyo haday tahay tan biya waxa aynu wada ognahay in iyaduna wakaaldiibiyaha qubtal daruuriga  aha in kumananki dolar ee aduunku ugu deeqay wadanka sidii biyo ku filan loo gadhsiin laha in uu aayar wasiirka madanta iyo biyuhu  uu ku tagri falay  oo aad wada ogtiin wixii malintii dhawayd ka dhacay biyo la,aan in hadan la yidhaahdobiyaha dhaminayay waxanu idinku kordhinay cashuurtii si wadoyin ka loogu dhiso  waa sax in waxadaka laga qaado lagu dhiso wadooyinka oo dadka latusa waxa lagu qabtay laakiin tii adun waynuhu bixiyay ayaan lahayn meel ay martay  tan dadka shacabka lagu dhibayaana taasi halkay martay ayuunbay maraysa oo shaqsiyaad xukuumada ka tirsan ayuubay jeebkooda ku dhacaysa ,  waxan shacbi waynaha  reer Somaliland  u soo jeedinaya iyo inta indhaha furan ee arkaysa waxa wadanka ka socda waar shacabow hurdad ka toos oo dantaada ka hadal  hadii aynan iska la hadlin dawlada  uu hogaaminayo axmed siilayo ee(DULMIYE, Gafane)iyo afrtiisan wasiir ee u soo weel toshay dhiigi iyo dheecankii shacabka  waxa kele ayaa xgi doona, wasiirka duulista iyo hawadu waantobi mayo ilaa xakame yaare laga qabto wadanka  ninba lag hayaa nina camalkii iyo cadadii tona ma baajiyo

 

Tele: 633503244

E-mail:xikmawi.410@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories