Ruug-caddaa ka tirsanaa Bahda Saxaafadda Somaliland oo Caawa Geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Ebbe naxariistii Janno ha ugu deeqee, waxa caawa magaalada Hawaas ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Wariye Siciid Ismaaciil Xuseen (Guraase) oo ahaa...
Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, Axmed Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) oo xilka iska casilay iyo sababaha loo aanayno go’aankiisa
Guddooomiyihii gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarje), ayaa iska casilay xilkii Guddoomiyennimada ee gobolkaas, isaga oo la sheegay inuu maanta gelinkii hore warqaddii...
DHEGAYSO: Madaxweynaha Somaliland oo Safar u Amba-baxay Dalka Itoobiya kana hadlay Arrimo Xaasaasi ah
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay u amba-baxay Dalka Itoobiya oo uu ka helay marti-qaad rasmi ah, waxaana madaarka...
Somaliland: Wasiiro Magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynihii hore ee Nigeria
Addis Ababa (SLpost)- Wefti Dawladda Somaliland uga qayb-galaya wada-hadallada dhowaan u furmaya Dawladda Somaliya oo shalay u amba-baxay magaalada Addis Ababa oo ay ku...
Dawladda Itoobiya oo ballan-qaadday Cashuur-dhimis ay u samaynayso Badeecadaha Somaliland lagu farsameeyo ee Dalkiisa loo Iib-geeyo
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadaha Somaliland iyo Itoobiya, ayaa kulan todobaadkan dhexmaray masuuliyiin labada dhinac ka socday is-afgarad rasmi ah ka gaadhay heshiis khuseeya xidhiidhka ganacsi...
‘DURBA MIYAAD ILLOWDEEN’ [Kulmiye: ma kabmay mise wuu kadmay] – Qormo Khamiis leh ah (Q.5aad) – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
Xaaladda uu ku sugan yahay Xisbigii Kulmiye ayaa maanta taas oo kale u taagan. La-ye Madaxweyne-ku-xigeenkii ayaa qoraal rasmiya oo la baahiyay ku dalbaday Shir ay isugu yimaaddaan Hoggaanka Xisbiga Kulmiye. Kaaga daranta waxa warqaddaas ku qornaa saddex xubnood oo Guddida Fulinta ka tirsan oo uu isagu ku jiro. Wax inaga yaabiya ma weyno e’, xubnahaa kala dhantaalan ee uu dalbaday, wuxu ballanta ugu qabtay gurigiisa. Shirkaasi, wuxu ku muddeysnaa 6/1/2014ka oo maalin Isniin ah ahayd.
Hargeysa: Caasimad bilaa Tiyaatar ah! – W/Q: Axmed-Deeq
Magaalo kasta oo adduunka ku taalla iyo dadkeeda iyo deegaankeedu wax bay caan ku yihiin oo marka danbe naanays ahaan loogu jaadaa. Tusaale ahaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

