Monthly Archives: January, 2014

spot_imgspot_img

DAAWO: Wada-hadalladii Somaliland iyo Somaliya oo maalintii Labaad Galay iyo Nuxurka Qodobbo Xaasaasi ah oo laga hadlay

Hargeysa (SLpost)_ Wada-xaajoodka foolka-foolka ah ee Somaliland iyo Soomaaliya uga socda Magaaladda istanbuul ee dalka Turkiga, ayaa maanta galay maalintiisii labaad, waxaanay ergooyinka labada...

LIISKA WASIIRRADA CUSUB EE SOMALIA: Agaasimihii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Xil Wasiir looga Magacaabay Somaliya

Muqdisho (SLpost)- Agaasimihii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Jaamac Axmed Maxamed (Oday), ayaa loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Somaliya, sida lagu shaaciyey magacaabista...

Reer Boorama Oo Shaaciyey Doonistooda Ku Aaddan Marti-galinta Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee 2014

Borama (SLpost)_ Fursada Martigalinta ciyaaraha Gobolada Somaliland ee 2014 ayaa waxa tahay mid ay si wayn u doonayaan dadka ku nool goboka Awdal iyo...

Ganacsade Reer Somaliland ah oo Si Badheedh loogu Dilay Dalka Itoobiya

Hawadaay (SLpost)- Alle ha u naxariistee waxa habeen hore Magaalada Hawadaay ee dalka Itoobiya lagu dilay  Ganacsade reer Somaliland ah oo la odhan jiray...

Wejiga Shannaad ee Wada-hadallada Somaliland iyo Somaliya oo Maanta ka furmay magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga

Istanbul (SLpost)- Wejigii shanaad ee wada-hadallada u socday Somaliland iyo Somaliya oo muddo saddex-maalmood ah qaadanaya, ayaa maanta ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka...

HARGEYSA: Khasaare ka dhacay Iska-hor imaaad Rabshado Wata oo Dhexmaray Ciidamo Boolis ah iyo Shacab Gadoodsan

Hargeysa (SLpost)-Rabshado ayaa ka dhashay Hawl-gal Dawladda hoose ee Caasimadda Hargeysa ka fulisay Suuqa Ganacsi ee Jaamac-Gunti oo ku yaala degmada Ibraahim Kood-buur ee...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Dalxiiska oo Magacaabay Guddida Xidhiidhada Ciyaaraha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Md Cali Siciid Reygal, ayaa si kumeel gaadh ah u magacabay Guddida xidhiidhada kala duwan ee ciyaaraha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img