Monthly Archives: January, 2014

spot_imgspot_img

Xisbiga UCID oo sheegay in Weerarkii loo geystay Xildhibaan Jaamac-Riyo uu fuliyey Sarkaal ka trisan Ciidanka CID-da

Hargeysa (SLpost)-  Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa si adag cambaareeyey weerar uu nin dhalinyaro ahi todobaadkan ku qaaday xildhibaan Abawaan Jaamac Faarax Axmed...

Soomaaliya: Xuska maalmaha xajiinta leh

Bal maantana aan ku yar nasanno oo xaggaa iyo Xamar u dhaqaajinno. Iyadaba beryaha qaar ayaa la deggenaa, waa se laga soo dhaqaajiyay. Cidhib...

DHARAARO XASUUSTOOD: “Waxa aan la yaaban ahay Soomaliland-ta aniga oo sagaashan jir ihi rajada ka sugayo ee labaatan jirkiina aanu rajo ka sugayn”

Labaatan sanno waqti laga joogo ayaa Xaaji Cabdikariim Xuseen yidhi; “Waxa aan la yaaban ahay Soomaliland-ta aniga oo sagaashan jir ihi rajada ka sugayo ee labaatan jirkiina aanu rajo ka sugayn.” Taasi waxay ahayd markii la isku dhexyaacay ee iska horimaadadu ka dhaceen Hargeysa. Illaahay carabkiisii ayuu u qaaday oo waa kaa weli talinaya ee uu soo gaadhay daarihii Dubai laga dhisi jiray kuwa la mid ah ee laga dhisayo Hargeysa.

Hargeysa: Wasiirka Diinta oo soo Xidhay Kulamo Diimeed Arrimo Muhiim ah Lagaga Hadlay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdi Axmed, ayaa soo xidhay caawa kulamo diimeed iyo muxaadarooyin muhiim ah oo...

Ergada Somaliland uga Qayb-galay Wada-hadallada Somaliya oo caawa ka Amba-baxay Addis Ababa

Addis Ababa (SLpost)- Wefti Somaliland u metalaya wada-hadallada Somaliya, oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Dalka Itoobiya, ayaa caawa ka amba-baxay garoonka diyaaradaha ee...

Somaliland oo Heshiis-ganacsi la gashay Shirkadda Diyaaradaha ee Air Arabia

SHARJAH (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo socdaal shaqo ku jooga dalka Isu-tagga...

DHEGAYSO: Xukuumadda oo muddeysay Wakhtiga uu bilaabmayo Wejiga labaad ee Mashruuca Biyo-gelinta Caasimadda ee Xumbo-weyne

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shacabka reer Hargeysa ugu bushaareysay inuu dhowaan bilaabmayo wejigii labaad ee mashruuca biyo-gelinta caasimadda Hargeysa ee Xumbo-weyne oo maal-gelintiisa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img