Xogo Qarsoodi ah oo Daboolka ka Qaaday Wada-xaajood Meles Zenawi iyo M/weyne Geelle ka yeesheen Dekeda Berbera
Jabuuti (SLpost)- Xogo Qarsoodi ah oo dhawaan la shaaciyey, ayaa sheegaya in Raysal-wasaarahii geeriyooday ee dalka Itoobiya Melez Zenawi iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, ismaaciil...
Itoobiya oo Shaacisay Qodobbo ay dhawaan ka wada hadleen Somaliland
Addis Ababa (SLpost)- Xukuumada Itoobiya ayaa shaacisay qodobada lagaga hadlay kulan todobaadkii hore ku dhexmaray magaalada Addis Ababa madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanyo iyo...
Magacyada iyo deegaamada ay ka Soo jeedaan Xubno Somaliland u Dhashay oo lagu daray Xukuumadda Cusub ee Somaliya
Muqdisho (SLpost)- Raysalwasaaraha dhawaan la magacaabay ee Somaliya Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa habeen hore saqdii dhexe ku dhawaaqay golihiisa Xukuumadda oo ka kooban...
Qabsashadii Talyaaniga ee Somaliland 1940-kii – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Horaantii sannadkii 1940-kii ayuu ingiriisku ka urursaday dhulka Somaliland. Ingiriisku wuxuu ciidankiisa iyo dad badan oo reer Somaliland ahaa ka dhoofiyey dekeda Berbera. Ujeedada...
DHEGAYSO: Madaxweynaha Somaliland oo tafaasiil ka bixiyey socdaal ujeeddooyin kala duwan Xambaarsan oo uu Maanta ugu Baqoolay Qaaradda Yurub
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta u amba-baxay socdaal uu ku galaa-bixin doono waddamo ka mid ah Qaaradda Yurub, kuwaas...
Madaxweynaha oo guddoomiyeyaal Cusub u magacaabay Gobollada Togdheer iyo Selel
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreeto uu xalay soo saaray Guddoomiyeyaal cusub ugu magacaabay gobollada Togdheer iyo Selel, ka...
Madaxweyne Siilaanyo oo Guddi Heer Wasiir ah u Xil-saaray Xakamaynta Dhaqan-xumada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreeto uu maanta soo saaray guddi heer wasiir ah ugu magacaabay ka-hortagga Anshax-xumada oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

