Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo Cusbitaalka ku Booqday Askar ku dhaawacantay Shil baabuur

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa saaka Cisbitaalka Guud ee caasimada Hargeysa ku booqday dhaawacii shalay ku dhawacmay shilkii baabuur...

Madaxweyne Ku-xigeenka oo ka Qayb-galay Aas Qaran oo loo Sameeyey Askar Shil-baabuur ku dhimatay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qeyb galay Aaska ALLE ha u naxariistee sadex askari oo...

Salaadiinta Beesha Muuse Abokor (Arab) oo Sheegay inay Xukuumadda Taagersanyihiin

Hargeysa (SLpost)- Caaqilada iyo waxgaradka Beesha Muuse Abokor ee Arab Ayaa Sheegay in Xukumada Somaliland ay Taageersan yihiin, wax kale oo ay sheegen in...

Liibiya: Wararkii U Dambeeyey ee Shilkii maalmo ka hor ay Ku Dhinteen Dhalinyarada Tahriibayaasha ah

London (SLpost)- Dhawr cisho kahor shilkii naxdinta lahaa ee ka dhacey meel udhow caasimaada liibaya, ayaa ay ku dhinteen 18 dhalinyaro ah oo ay...

UCID oo u Dabbaal-degay Guushooda ay mar labaad ugu soo gudboon Derajada Xisbinimo (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta qabsaday munaasibad ay ugu dabaal-degayaan markii labaad ee u soo gudbaan derajada Xisbinimo ee ay...

(DAAWO SAWIRRO)- Shil baabuur oo dhimasho iyo Dhaawac ku Keenay Ciidamo Boolis ah iyo Magacyada Askarta dhaawacooda lagu Daawaynayo Cusbitaalka Guud

Hargaysa (SLpost)-Ciidanka booliska Somaliland ayaa waxa soo gadhay dhimashadi iyo dhawici uga baladhna kadiba marki gadhi ay leyihin cidanka boliska iyo gadhi shicib oo...

Sanadka 2013, Hargaysa iyo Muqdisho: Magaalo doonaysa dhimasho iyo mid soo noolanaysa

Akhristaha sharaftalehoow, intaanan kuu sheegin sida aan ku gaadhay dulucda qoraalkaygan ee ciwaanku xambaarsan yahay iyo sababtaan ugu maleeyay in Hargaysi ay tahay magaalo nool...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img