Home"Dhibaatooyinkii doorashada Golaha Deegaanka ka Dhashay way ina Sugayaan, haddii aan laga...

“Dhibaatooyinkii doorashada Golaha Deegaanka ka Dhashay way ina Sugayaan, haddii aan laga tabaabushaysan” – W/Q: Axmed Yaasiin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

AXMED YASIINMa laga yaabaa dhibaatada iyo tension ka ay inagu reebeen doorashooyinkii golaha dagaanku inay ina daba socoto boqolka sano ee soo socda.
Qaranimadii, sharaftii, karaamadii iyo dawladnimadeenii intee in leeg bay dhulka gashay gudo iyo gaar ahaan dibadba.
Ma laga yaabaa in ictiraaf doonisteenii ay dhulka sii gashay tii oo markii horeba siilaanyo Iyo xisbigiisu warqado cabasho ah intii ay mucaaridka ahaayeen meel walba dhigay si aan loo ictiraafin iyagoo markaasi moodayay inay Dahir Riyaale wax yeelayeen

Doorashada danbe ee madaxweynaha sidee baynu u geli doonaa, ma samaysan doonaa identity cards, ma samaysan doonaa AMA iibsan doonaa qalabka doorashooyinka ee casriga ah ee dadka aan u ogolaan doonin khiyaamo, komishanka doorashooyinka ma ka dhiganaa dad ka soo jeeda shacabka aduunyada kale, waayo dib isu aamini mayno, maadaama nimankii la dhaariyay ay sidan wax uga noqdeen.
Hadii la samayn waayo AMA la hirgalin waayo identity cards Iyo qalab casri ah, oo la yidhaa doorashada ha la galo ma laga yaabaa in nin waliba faashkiisa la sii diyaar garoobo?

Dalaayadii aynu wada hadsananaynay intee in leeg oo shaki iyo nacayb ah ayay abuurtay. Hargaysa maanta waxa dhacay in qaybina tacsi u fadhido oo caruurtoodii la laayay, xaafadna mashxarad iyo alalag baa ka socota.

Dawladu muhiim bay ahayd in ay u handle garayso ayay ahayde maxay sidan u yeelaysaa. Madaxweynaha leh si xor Iyo cadaalad ah ayay wax u dheceen waxaan leeyahay wadanka tuulo Iyo magaalo aan mudaharaad laga samayni ma jirto oo aan lays qabsan oo qaarna caruurteedii dawladu ku laysay caasimada ee xageed warkaa ka keentay, ilaa hadana jiq baa laysku yahay ee umada xal u raadi, umadan aan ka midka ahay ee ku dooratay ee waqti iyo kharashba nagaga dhamaaday sidii aanu mar uun kuu saari lahayn kursiga, hanoogu abaal gudin xabad aad madaxa oo nagala dhacdo

Dawladu in qaladka dhacay maxay ilaa hada u sheegi weyday, sheegid la, aantaasi dhibaato intee leeg bay sii abuurtay AMA abuuri kartaa Waxaan dhacay, xalka dawladu maxuu yahay Siday wax u xalin kartaa komishan dawladu samaysatay inay erido ma tahay AMA is casilaan.

Xisbiyadan sida cad loo riday karashkoodii ma loo celinayaa, sideese loogu celinayaa Iyo halkee looga celinayaa kharashkaasi.
Dawladu haday wanaag doonayso way kartaaye maxaa ka hor taagan, doorashooyinka soo socda wax ma laga badali karaa, identity card Iyo qalab casriya oo aan la khiyaamayn karin ma keeni doontaa dawladu maadaama xisbiyadii hadhay ay aaminsan yihiin in ogaan loo reebay.

Sidee loo arki marka uu siilaanyo yidhaahdo sadex sano ayaan rabaa in lay kordhiyo jagada uu hayo isagoo marmarsiiyo ka dhigan doona election kan dhicisoobay, AMA isagoo intu wadanka xaalad adag galiyo yidhaahda ha lay kordhiyo, sidaan maqlay waxuu rabaa in loo kordhiyo laba AMA sadex sano.
Maxay idinla la tahay inaynu badalo labada gole oo aynu ku badalo dad wax akhriyi kara oo cilmi leh, si aan kolba chip loo gashan marka doorashadoodu timaado.
Ururada hadhay waxaan kula talinayaa gaar ahaan xaqsoor Iyo umada, waxaan leeyahay caalamkoo dhan baa arkay in ogaan la idiin reebay oo dawladu aanay rabin inaad soo baxdaan, ilayn threat baad ku ahaydeene, waxaan idinkula talin lahaa inaad siyaasadiina bedeshaan oo labada xisbi ee kale kaad doontaan ku biirtaan si aad si wada jir ah uga takhalustaan siilaanyo Iyo kooxdiisa.
Faisal Iyo Ciro waxaan leeyahay joojiya dagaalka qabow ee aad durtaba bilowdeen, ilooba wixii dhacay ee history ah, ka fikira mustaqbalka umada iyo inaad xukunka hanataan markiina, ilayn xukunku waa wareegto eh

Qolyaha xaqsoor ee dacwada u gudbinaya maxkamada caalamiga ah waxaan leeyahay joojiya oo bal horta inagu dhexdeena aan dhamaysano. Sidii kulmiye yeeli jiray berigii udub joogtay ha yeelina idinkuna. Danta guud Inoo wada ilaaliya. Aad baan uga soo hor jeedaa.

Axmed Yaasiin

Guddoomiyaha Somaliland Corcern Group

aymjama@hotmail.co.uk

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories