Bulshada Baahan! – W/Q: Mukhtaar Bulshaawi
Alaxdulilaah. Illahay baa mahadleh igu simay inaan qoraalkan qoro. adigana fursad ku siiyay inaad akhrisatid. Maalintii timaadaba waayaheeda iyo wakhtigeeda gaarka ah ayay wadataa, sidaas...
Cayaaraha Gobalada ma haboontahay in laqabto, sideese loo dhisi karaa Xidhiidhada cayaaraha oo tayo leh? – W/Q: Xasan Waraabacadde
Runtii waxaan qalinka u qaatay in aan waxoogaa ka iftiimiyo halka aaynu cayaaraha ka maraayno inagoo ku abtirsanaayna mudo 21 sanadood ah oo Somaliland...
Dhamaan Jaaliyada Somaliland Ee Southern California Waxay Tacsi u dirayaan….
Waxay tacsi tiiranyo leh udirayaan qoyskii,eheladii iyo Shucuubta Jabouti iyo Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Guddoomiyaha Baanka Jibouti Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd, waxanay ilaahay uga baryayaan inuu jannatul fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iiman inaga siiyo. Amiin Amiin.
Xeerdejinta iyo xukuumad isxambaar ah:qalinkii(Boobe Yuusuf Ducaale) Qormadii 7aad
Qormadii: 7aad Guddoomiyaha Golaha Sare ee kacaanku markii uu arkay Axdiga Koowaad ee Kacaanka isla markaana tix-geliyay baahida loo qabo Hay’ad Nabad-sugideed, Wuxu oggolaaday isla markaana...
Waa Iska Caadi!-W/Q: Abdifatah Sh. Nouh Jaamac (Suldaanka)
Maxamed waa wiil si caadiya ugu dhashay hargaysa wakhtigii dagaaladii xornimo doonku dalka ka dhacayeen , waxaa si caadiya u baro kiciyay reerkoodii dagaaladii...
Xeerdejinta iyo xukuumad isxambaar ah:qalinkii(Boobe Yuusuf Ducaale) Qormadii 6aad
Qormadii: 6aad Xeerkii Nabad Sugidda ee Jamhuuriyaddii Dimuqraadiga ahayd ee Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre oo hoggaaminayay koox saraakiil ciidameed ah, ayaa Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed ku qabsaday...
KU OGOW: Maah-Maahaha Siyaasisadda Somaliland – W/Q: Cabdikariim Muxumed-Cadde)
Waa mar kale iyo qormadii xiisaha lahayd,ee maah-maahda siyaasada cahdiga siilaanyo,oo intiinii hore ula socotay aad ka daalacan jirteen,wargaysyada iyo warbaahinta dalka sanadii tagey...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

