HomeNin Dhalinyaro oo Caawa lagu toogtay Xaafadda Xero-awr ee magaalada Hargeysa iyo...

Nin Dhalinyaro oo Caawa lagu toogtay Xaafadda Xero-awr ee magaalada Hargeysa iyo Booliska oo Gacanta ku Dhigay Ninkii Falka Geystay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa ayaa gacanta ku dhigay nin caawa fiidkii wiil dhalinyaro ah ku toogtay xaafadda Xero-awr ee degmada Ibraahim Kood-buur ee Caasimadda.

Wiilka dhaawacu soo gaadhay ayaa markii rasaastu ku dhacday loola cararay dhanka Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, si loola tacaalo dhaawaca ka soo gaadhay rasaastaasi, haseyeeshee waxa uu saacado ka dib u geeriyooday dhaawacii ka soo gaadhay rasaasta oo madaxa kaga dhacday.

Goob-joogeyaal ku sugnaa goobta shilku ka dhacay, ayaa sheegay in in wakhtiga rasaastu ku dhacday marxuumka uu ku sugnaa Huteel uu ka cashaynayey, isla markaana ay Ciidamada booliska ku guulaysteen inay qabtaan ninkii falkan geystay, kaasi oo isku dayey inuu halkaasi ka baxsado balse dedaal ay dadka shacabka ahi sameeyeen ay suurto-galisey in boolisku gacanta ku dhigaan.

Gacan ku-dhiiglaha falka geystay oo laftiisu  nin dhalinyaro ah oo ay saaxiib ahaayeen marxuumka, ayaa la sheegay in rasaastu si aan kula talo-gal ahayn ugaga siibatay saaxiibkii.

Ninka dhalinayrada ah ee Xabbaddu kaga dhacday saaxiibkii, ayaa la sheegay inuu dhalay afhayeenka Guddida Diiwaangelinta ururrada Siyaasadda Md Xasan Macalin.

Somalilandpost/Hargeysa

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories