Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Fadlan Dar Illaahay u Caawi gabadhan oo Xaalad Caafimaad-darro la Liidata

Warbixin Caafimaad Warbixintani waxay ka turjumeynaa xaalada dhabta ah ee ay ku sugan tahay Asma  Maxamuud Ali Asma waa gabadh da’  yar oo  17 jir ah ...

BOOBE OO KA HADLAY XADHIGA NADRA MAXAMED JAAMAC OO U XIDHAN WASIIR XIRSI, WARBIXINNAHA UK/USA & KHILAAFKA LAGA WERIYEY MADAXWEYNAHA & KU XIGEENKIISA

Ninka Nadra Hadalladeeda, wax ka soo qaadayaa xilka uu sido magacii. Wax lagu talax-tago ma aha, ee Madaxtooyada Somaliland waxaan ku odhan lahaa Nadra...

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukuntay Haweenay Farriin Aflagaaddo ah u Dirtay Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Maxkamada gobolka Hargeysa, ayaa maanta ka go’aan ka soo saartay dacwada loo haystay Nadra Maxamed Jaamac oo ku eedaysnayd inay Wasiirka Madaxtooyada...

Maanso Cusub: Axmed Waa Rijaaloo, Rag Rageedi Weeyaan ~ W/T: Abdixakim M. Taajir

Waxay Jawaab u tahay Maansadii Abwaan Deeq Maxamed Nuux (Deeq-dheer) ee lagu daabacay Websaaydyada qaarkood. Erayadii Abwaan Abdihakim Mohamed Taajir Maansadu waxay ku bilaabmaysaa sidan: Saaxiibkay rumaadoow Rixim...

Halkay Soomaalidu ka soo jeeddaa? -W/Q: Cali Coomay

Qormadan waxaynu ku soo ururin doonaa, fikradaha kala duwan ee ay bixiyeen qorayaasha iyo aqoonyahanada kale ee ku takhsuusay taariikhda iyo raadadka umadaha. Fikradahan...

Alla Wuu Soo Toosay!…Kumaa Soo Toosay!? Xildhibaan Mataan Al-Humaami

Sida caadada ah dadku, habeenkii way seexdaan subixiina way shaqo tagaan, ILLAAHAY ayaaba Qur’aanka innoogu sheegay , waxaa wax lala yaabo ah xildhibaan Mataan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img