Dabley Aan Haybtooda la Aqoonsan oo Caawa Nin ku Dilay Badhtamaha magaalada Burco
Burco (SLpost)- Koox Dabley oo aan haybtooda la aqoonsan, ayaa caawa abbaaro 8:30-kii Cawaysnimo badhtamaha Burco ku dilay Marxuum magaalada qariib ku ahaa. Marxuumka la...
Pope Benedict XVI oo noqday Baadarigii Ugu Horeeyey ee xilka Iska Casila Mudo 600 sanno ah
VATICAN CITY (SLpost) – Hogaamiyaha ugu sareeyey diinta masiixiga Mahdabka kaatoliga ah ee Pope Benedict XVI ayaa Isniintii shallay si lama filaan ah ugu...
Dareen-celinta Wasiirrada Maaliyadda iyo Waxbarashada Somaliland ee Doorka Xaaji CabdiKareem – W/Q: Siciid Gahayr (Hargeysaawi)
Wasiirka Maaliyadda Somaliland Mudane C/Casiis Maxamed Samaale iyo Marwo Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa ka mid ah hal-doorka aan...
Eng Ismaaciil Yare oo Ku Dooday in Digniinaha Reer Galbeedku ka bixiyeen Ammaanka Somaliland ay ku Lugleeyihiin Khubaro Muwaadiniin ah
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha urur siyaasadeedka DALSAN Eng Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare), ayaa ku dooday in Digniinta Ammaanka Somaliland ay ka Dawladaha Ingiriiska iyo Maraykanka...
Murugada Jooji Oo Nolosha Ku Raaxeyso – W/Q: C/raxmaan C/laahi (wirdaani) – Q. 2aad
Sideed u kasban kartaa quluubta dadka Aan umahad celiyo allaha ina siiyey quluub aynu ku maamulno nolasheena hadana inaga kala dhigay qaar quluubtoodu kala duwantahay. Mahanaqa...
Wasiirka Madaxtooyada oo Markii u horreysay Ka Hadlay Gabadh Isaga u Xidhan oo Farriin Aflagaaddo ah Mobile-ka ugu Dirtay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali X. Xasan, ayaa markii u horeysay ummadda u soo bandhigay aflagaaddo ay telefoonkiisa ugu soo dirtay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

