Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Gudoomiyaha Jaaliyada Carriga….. oo si Weyn loogu Soo Dhaweeyey Hargeisa! – W/Q: Ceelaale

Isbeddello badan Ayaa nolosheena ku dhacey,Dhaqan badan Ayaa is bedelay,Dhinaca horumarka Talaabooyin loo qaadey ayaa Jira,sidoo kalena dhalan gediyo badan oo waayadan la arkey...

Wax qabadka Xukuumadda Vs waxyeelada dawlada – W/Q: Mustafe Cisman

Dawlada Kulmiye waxay xilka la wareegtay 2010 inkasta oo uu sanadkaasi ku dhawaa dhamaad, tan iyo wakhtigaa ladoortay dadweynuhu waxay ucabiraan siyaabo kala duwan. Si...

Shirkadaha Diyaaradaha ee American Airlines iyo US Airways oo ku bahoobay Shirkadda ugu ballaadhan caalamka

Los Angeles (SLpost)- Labada shirkadood ee ugu weyn dalka Maraykanka ee American Airlines iyo US Airways, ayaa shaaciyey inay ku midoobeen magaca American Airlines,...

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisii oo Dalka ku soo Laabtay iyo Xogwarrankii natiijada socdaalkooda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyneha Somaliland Dr Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey oo safar ugu maqnaa wadanka Inigiriiska, ayaa maanta dalka ku soo...

Madaxweyne Siilaanyo oo Si Adag u Difaacay Wasiirkiisa Arrimaha Debedda ‘Wasiir Max’ed C/laahi wuu joogayaa’

London (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa si adag u difaacay shaqada uu Hayo Wasiirkiisa Arrimaha Debedda Dr Maxamed Saleebaan Cumar...

Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay inaanu jirin Wax Khilaaf ah oo ka jira Madaxtooyada, madaxweyne ku-xigeenkuna soo dhawayn doono madaxweynaha iyo Weftigiisa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Md Abiib Diiriye Nuur (Tima-cad), ayaa sheegay in madaxweyne ku-xigeenku soo dhawayn doono madaxweynaha iyo Weftigiisa...

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Mawqifka Xukuumaddiisa ee Ka-Qayb galka Shirka London ee Soomaalida

London (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Md  Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal ku jooga dalka Ingiriiska, ayaa ka hadlay mawqifka Somaliland ee ka qayb-galka shirka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img