Dallada Kulmisa Jaalidaha Somaliland ee Qaaradda Yurub (SSE) oo dareen taban iyo walaac ka muujisay khilaafka Ka Dhex-curtay Shir-guddoonka Golaha Wakiillada
London (SLpost)- Urur-weyne ay ku bahoobeen Jaaliyadaha Somaliland ee Qaaradda Yurub, laguna magacacabo Somaliland Society Europe (SSE), ayaa baaq ay manta soo saareen kaga...
Dalka Waxa Laga Xoreeyey Diyaarado Iyo Madaafiic, Laakiin Weli Waxa Laga Xoreyn Kari La’yahay… W/Q: Sacad Muuse Cabdi
Somaliland dhawr iyo labaatan sano ka hor waxa laga xoreeyey ciidamo awood badan oo madaafiic iyo diyaarado dadkeeda shacabka u adeegsanayey, taasi oo muwaadiniintu...
HARGEYSA:Hoggaanka Kulmiye oo si rasmi ah u muddeeyey qabsoomidda Shirweynaha Xisbigaas oo Dib u dhac ku yimi
Hargeysa(SLpost):-guddida qaban qaabada shirweynaha xisbiga Kulmiye ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay inuu dib u dhacay shirweynihii xisbiga Kulmiye oo ku beegnaa inuu qabsoomo 25/12/2013. Guddoomiyaha...
DHEGEYSO: Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay Mudaharaadyadii Shalay Gilgilay magaalada Burco
Hargaysa(SLpost)Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay Mudaharaadyadii Shalay Gilgilay magaalada Burco. Halkan Ka dhegeyso http://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2013/12/Xirsi_mudaharaad1.mp3 Somalilandpost.net Hargaysa
Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka hadlay mudaharaadyadii shalay ka dhacay Magaalada Burco
Hargaysa(SLpost) Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka hadlay mudaharaadyadii shalay ka dhacay Magaalada Burco ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqaaqadaa . Halkan hoos ka dhageyso http://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2013/12/Taliya_mudaharaad1.mp3 Somalilandpost.net Hargaysa
Wasiirro ka hadlay Mudaharaad Rabshado ka dhasheen oo ka dhacay Burco
Burco (SLpost)-Alle ha u naxariistee hal qof ayaa dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen mudaharaad rashado ka dhasheen oo maanta ka dhacay magaaladda Burco...
Nuxurka Qodobbo Xaasaasi ah oo lagu Faaqiday Kal-fadhiga Golaha Deegaanka Hargeysa oo Maanta Si Rasmi ah u furmay
Hargeysa (SLpost)-Kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo uu guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Degaanka Hargeysa ahna Maayarka Caasimadda Hargeysa Md C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) Sidoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

