Monthly Archives: November, 2013

spot_imgspot_img

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo Wasiirka Arrimaha Gudaha ku Eedeeyey inuu Qaranka u baabi’inayo sidii uu UDUB u soo baabi’iyey

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay kaga jawaabayaan Eedo uu wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade ujeediyey, iyagoo...

DHEGAYSO: Wasiirka Madaxtooyada oo dalka ku soo laabtay kana War-bixiyey natiijada Socdaal uu muddo todobaaddo ah ku gaadhay Dalka Ingiriiska

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji xasan oo safar shaqo ugu maqnaa dalka ingiriiska ayaa maanta ku soo laabtay dalka,...

Madaxweynaha oo Shacabka iyo Qaraabadii ay ka baxeen ka tacsiyadeeyey Shan Marxuum oo Maanta Shil-baabuur ku Geeriyooday

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray qoysaskii ay ka baxeen shan qof oo ku...

Khasaare dhimasho iyo Dhaawac Tiro badan oo ka dhashay Shilal baabuur oo Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Berbera (+ SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Ilaa shan qof ayaa ku geeriyooday, lix kalana way ku dhaawacmeen shilal baabuur oo maanta ka dhacay wadadda u dhexeysa Berbera iyo...

Wasaaradda Wershadaha Somaliland oo Heshiis la Saxeexatay Ganacsato Shiine ah oo Dalka Maalgashi-wershadeed ka Fulinaya

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Werashadaha Somaliland, ayaa maanta heshiis ka kooban mashaariic kala duwan oo maal-gashi la gashay qaar ka tirsan Werashadlayda Waddanka Shiinaha oo...

Xukuumadda oo ka hadashay mawqifkeeda khilaafka G/wakiiladda‏

“ May dhicin, mana dhici doonto inay  Xukuumaddu farro geliso Wakiiladda oo ah Gole sharci dejineed oo hawlihiisa shaqo wata una madax banaan” “Xukuumaddu wakhti...

Dowlada Djibouti oo Maxkammad saaraysa Ganacsade Oomaar iyo sallaadiin reer Somaliland ah u xadhko-xidhan safar ay Geelle ugu Tagaan

London-(SLpost)-Dawladda Djibouti, ayaa 24ka Bishan November maxkamad soo taagaysa Ganacsade Jaamac Oomaar Seed, oo ah mulkiillaha shirkadda Oomaar Trading Company oo ka tirsan shirkaddaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img