Monthly Archives: November, 2013

spot_imgspot_img

Wefti Balaadhan oo ka Socday Midowga Yurub oo Socdaal ku yimid dalka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socday Midowga Yurub, kuwaasi oo ay hogaaminayaan Safiirrada Midowga Yurub Iyo Ingiriiska u Qaabilsan dawladaha Somaliland & Soomaaliya, ayaa galabta...

SHIRKA DOODDA QARAN: Waa la shirayaa, sharaf mooyiye, sharba kuu ma leh – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale (Q.2aad)

In dadku dawladda bannaan-baxyo ku taageeraan ayay ka shiri karaan. In dadku bannaan-baxyo ku diidaan xukuumadda iyo waxa ay waddo ayay ka shiri karaan....

SHIRKA DOODDA QARAN: Waa la shirayaa, sharaf mooyiye, sharba kuu ma leh – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale (Q.1aad)

“Ilaahay ka-sokowna, Annakaa leh awoodda, Oggolaanna ma-doonno, Intuu taago unuunka, Nin yidhaahda anaa ah, Af-weynaanu ka diidnay, Nin kastoo anafooda, Nin kastoo laba-eefa, Nin kastoo is-afuufa, Annakaa ka shanayna, Lays amaahinna maayo, Axmed Weyso-caddow, Ciddidaa uskaggeeda,”   Maansadii...

Dawladda Hoose ee Hargeysa Oo shacbi-weynaha Caasmadda ku dhaliilay qaabka ay u bixiyaan Cashuuraha Ku waajibay

Hargeysa (SLpost)-Gudida dhaqaalaha dawlada hoose ee caasimada Hargaysa ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen maanta xaruntooda waxay bulshada ugu soo jeediyeen in ay...

Madaxweynaha Somaliland oo kulan La yeeshay Wefti uu hoggaaminayo Danjiraha Turkiga ee Somaliland iyo Somaliya

Hargeyaa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka turkiga u qaabilsan wadamada Somaliland & Somalia iyo...

Markab Ku Xidhan Dekeda Berbera Oo Hal qof ku dhintay markii Wiish ku soo Go’ay

Berbera, (SLpost)- Markab ku xidhnaa dekeda Berbera oo lagu magacaabo Fartuun Express ayaa caawa gaystay shil sababay dhimashadda hal qof iyo dhaawac hal qof...

Safiirka Turkiga u Qaabilsan Somaliland/Soomaaliya Oo Booqasho Afar Maalmood ah ku yimid dalka

“Waxaan u socdaa sidii loo sii wadi lahaa wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya” Hargeysa (SLpost)- Safiirka Turkiga u fadhiya Somaliland/Soomaaliya Cemalettin Kanu iyo wefti uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img