HomeKhasaare dhimasho iyo Dhaawac Tiro badan oo ka dhashay Shilal baabuur oo...

Khasaare dhimasho iyo Dhaawac Tiro badan oo ka dhashay Shilal baabuur oo Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Berbera (+ SAWIRRO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

shil baabuurHargeysa (SLpost)- Ilaa shan qof ayaa ku geeriyooday, lix kalana way ku dhaawacmeen shilal baabuur oo maanta ka dhacay wadadda u dhexeysa Berbera iyo Hargeysa ka dib markii ay isku dhaceen.

Shilkan labada gaadhi ayaa ka dhacay  meel u dhow Tuuladda Lafa ruug iyo Xamaas, waxaana la sheegay inay labadan gaadhi kala ahaayeen baabuur loo yaqaan Surf-ta iyo gaadhi land cruiser, kuwaas oo midna ka yimid Berber ka kalana Hargeysa ka tagay, waxaana dhaawacii la geeyey cisbitaalka Berbera ee gobolka Saaxil.

Shil2Sidoo kale, shil isna khasaare weyn geystay ayaa laba cisho ka hor ka dhacay galbeedka magaaladda Hargeysa, gaar ahaan wadadda isku xidha Hargeysa iyo Gabiley kaas oo ay ku dhinteen shan qof, halka toddoba kalana ku geeriyoodeen, waxaana ka mid ahaa dadkaasi geeriyooday madaxda sare ee shirkadda SOMCABLE oo Somaliland ka wadda mashruuc balaadhan oo xaga Internetka ah.

Shilalka gaadiidka ayaa si weyn ugu soo badanaya Somaliland, isla markaana keenna khasaare aad u badan.

SOMALILANDPOTS.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories