Sooyaalkii Taariikheed ee Somaliland iyo Saymaha Siyaasadda Maanta
Hargeisa (SLpost)- Shaki Kuma jiri in Geeddi-socodka dhismaha Qaranimada Somaliland marxalado kala duwan soo maray tan iyo wakhtigii aynu maamulka maxalliga ah taladiisa kala...
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiilada oo Doorashadii Guddi hoosaayada u saxeeyay guddiyadii is-doortay iyo Madaxtooyada oo karamadii ka riday ka dib...
Guddomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiilada oo ku wehilanayay Guddoomiye Cirro inuu soo saaro liiska isku bedelka guddi hoosaayada ayaa hadana maanta warbaahinta horteeda...
Guddoomiyaha Dahabshiil Group Oo Tacsi u diraya Geerida naxdinta leh ee ku Timi Qoyska Ilma Aw-Siciid
Hargaysa(SLpost)Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R&ME Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R& ME, Cabdirashid...
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo Tacsi udiraaya Geeridii ku timi Maxamud Aw Siciid
Hargaysa(SLpost) Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga waxa uu...
Madaxweynaha oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyay Shan Muwaadin oo shil Baabuur ku dhintay
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray qoysaskii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen shan qof oo...
Alle Ha Unaxariistee Waxaa shil gaadhi ku geeriyoodey Maxamuud Aw Siciid
Hargeysa(SLpost)-Shil baabuur oo galabta ka dhacay deegaanka Maqaaxida Inanta ee duleedka Galbeedka Hargeysa ku geeriyooday Maxamud Aw Siciid oo ay walaalo yihiin ganacsadaha caanka...
Wasiirka Arimaha Gudaha oo Xisbiyadda mucaaridka ah ku Eedeeyay inay qandaraas fawdo abuur ah soo qaateen
Hargeysa (SLpost) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa si adag uga hadlay shir beeleedka xisbiyada Mucaaradka ahi qaban-qaabinayaan, waxaanu sheegay in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

