Monthly Archives: November, 2013

spot_imgspot_img

Laamiga Isku Xidha Berbera Iyo Hargeysa Laami Karaahiyo Ahaa Oo Kumannan Qof Oo Mudan Ah Qaba , Iyo Laba Socdaal Oo Aad...

Waddooyinku waxay ka mid yihiin Quruxda iyo Astaamah Dawlad kasta iyo Dal walba ugaar ka ah, waxana waddan kasta waddanka uu ka waddooyin wacan...

DAAWO:Muwaadiniin Taakulo gaadhsiiyey muwaadin 20 sanno Bukaan-jiif ahaa iyo duruuftiisa nololeed oo weli u baahan in taageero loo fidiyo

Istanbul(SLpost)Muwaadiniin C/aahi Nuur Xasan ayaa waxa Taakulo gaadhsiiyey jaaliyada Somaliland ee UK muwaadin 20 sanno Bukaan-jiif ahaa iyo duruuftiisa nololeed oo weli u baahan...

Xukuumada & Hay’adda ILO Oo Iska Kaashaday Sahamin Ku Saabsan Xaaladda Shaqo Ee Dalka

Hargaysa(SLpost)-Sahamin lagu sameeyey tirada dadka gaadhay xiliga shaqada ee Somaliland iyo xaalada shaqo ee dalka ayaa lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa, taas oo ay...

Maayarka Hargeysa oo dhagax dhigay dhismeyaal loo binaynayo Barakaceyaasha

Hargaysa (SLpost-Maayarka Caasimada Somaliland ee Hargeysa CabdiRaxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa Shalay dhagax dhigay Dhismayaal loogu tala galay Bara kacayaasha Xaafada Maxamed Mooge Mashruuca...

Dad la yeeshay!

Sheekhii salaadda na tukinayey baa ka baxay “Asalaamu Calaykum Waraxmatulllaah” inta uu laba jeer yidhi, ayaannu ka daba nidhi. Salaadda aannu ka baxnay waa...

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid ootacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyha Xisbiga Ucid Ee Laanta Finland geeridii naxdinta lahayd ee ku tim AABIHII

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة   Ref UCID 1245   01/11/2013 UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne...

Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Gobolka Maroodi-Jeex Oo Soo Dhaweeyey Magacaabista Agaasimaha Guud Ee Duulista Hawada

Hargaysa(SLPOST)Dhalinayarada Aqoonyahanka ah ee Gobolka Maroodi-jeex, ayaa si weyn u soo dhaweeyey Agaasimaha cusub ee Wasaarada Duulista hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland Cumar Cabdillaahi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img