HomeWasaaradda Wershadaha Somaliland oo Heshiis la Saxeexatay Ganacsato Shiine ah oo Dalka...

Wasaaradda Wershadaha Somaliland oo Heshiis la Saxeexatay Ganacsato Shiine ah oo Dalka Maalgashi-wershadeed ka Fulinaya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Werashadaha Somaliland, ayaa maanta heshiis ka kooban mashaariic kala duwan oo maal-gashi la gashay qaar ka tirsan Werashadlayda Waddanka Shiinaha oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Somaliland.

Munaasabad ka qabsoontay Xarunta Wasaaradda Wershadaha ee magaalada Hargaysa, ayaa Wasiirka Wershadaha Abiib Diiriye Nuur oo ay wehelinayaan madaxda Kale ee Wasaaradda iyo Wefti Chane ah oo ka socda Warashadlayda waddanka China, oo maalmahana booqasho ku joogay Somaliland ayaa si wada jir ah labada dhinac waxa ay qalinka ugu duugeen heshiiskan oo ay qayb ka yihiin maalgashiga labaatan mashruuc oo balbalaadhan oo laga hirgelinayo gudaha Somaliland.

heshiisheshiisMunaasabaddaasi waxa ka hadlay Agaasimaha guud Ee Wasaarada Warashada Cabdi Axmed Nuur Oo sheegay inay Soo dhawaynayaan Weftigan Ganacsatada warashadaha ah ee ka socda wadanka Shiinaha isla markaana dalka Ka Fulin doona Mashaariic tiro badan.

Mr David oo u hadlay Weftiga Warashadlayda ka socda wadanka China ayaa sheegay inay Somaliland u yimaadeen sidii ay mashaariic door ah ugu hirgalin lahaayeen, kuwaas oo qaybtoodii u horaysay ay dhowaan bilaabmi doonaan.

Heshiis2Wasiirka wasarada Warashada Somaliland Md Abiib Diiriye Nuur oo kulankaasi ka hadlay ayaa waxa uu u mahad celiyay Weftigan ka socda wadanka Shiinaha isagoo balan-qaaday inay dawlad iyo shacaba La shaqeyn.

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories