DHAGAYSO:Wasiirka Madaxtooyadda oo Kormeeray Dhismaha Jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera
Hargaysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Wefti balaadhan iyo Engineer-ada gacanta ku haya dhismaha wadada Hargeysa...
Madaxweynaha Somaliland Oo Guddi Miisaan leh u magacaabay Aaska Marxuum-Qaybe
Hargaysa (SLpost)-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dhambaal tacsi ah oo tiiraanyo leh u diray dhammaan shacabka Somaliland, gaar ahaana Eheladii iyo...
SHIRKA DOODDA QARAN: Waa la shirayaa, sharaf mooyiye, sharba kuu ma leh – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
Qormadii 4aad 2010kii, iyada oo Hargeysa la joogo ayuu Xisbiga Kulmiye heshiis qoraal ah oo rasmiya la galay Urur-siyaasadeed aan sharciyeysnayn oo aan shahaadada qaadan...
Maamulka Madaarka Hargeysa oo ka Jawaab-celiyey Eedo ay Masuuliyiinta xisbiga UCID u Jeediyeen
Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Madaarka Diyaaradaha Cigaal International Airport ee Magaalada Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka-jawaab celiyey eedo uga yimid Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo...
Gudoomiyaha Qaban qaabada Shirka DOOD QARAN Mr Mohamed Osman Fadal ma wuxuu Mashruuc ka wataa Dawlada Soomalia si uu u Burburiyo Somaliland?
Gudoomiyaha Qaban qaabada Shirka DOOD QARAN Mr Mohamed Osman Fadal oo Mashruuc ka wata Dawlada Soomalia si uu u Burburiyo Somaliland. Waxaa beryahan isa...
Cabdiraxman Cirro iyo Xisbigiisa Waxa ka Muuqda Bisayl Siyaasadeed
Marka hore salaan diiran iga gudooma dhamaan dadweynaha reer somaliland, marlabaadka waxan salaan udirayaa dhamaan warbaahinta Somaliland Aniga oo ah muwaadin reer somaliland ah, in...
Somaliland Launches EU-supported Project Intended for boosting Local Milk industry
Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Government along with European Union, together with its implementing partners ICIPE and FAO, are launching a new milk sector project...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

