Monthly Archives: November, 2013

spot_imgspot_img

Danjire Qaybe: Ruug-caddaagii Diblomaasiyadda Soomaaliyeed (1930kii – 2013ka) Qalinkii Boobe

  ‘Si aanay taariikhdu u lumin qof kasta oo qalin iyo warqad isu qaata oo damca taariikhdii uu soo maray in uu wax ka qoro,...

Boobkii Xukuumadda Iyo Burburkii Derbi Jiifka: Aargoosi Siyaasadeed #2 – Luul Xasan Mataan Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen

Waxay ahayd xilli ku dhow salaaddii subaxnimo ka dib, lix gaadhi oo gaashaaman oo ay saaran yihiin cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka ee Somaliland...

TACSI – Geerida Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)‏

Aniga oo ku hadlaaya Magacayga Rashid Garuf, ka xaaskayga Sakin Ali Mire iyo dhamaan magaca reer Cabsiiye iyo magaca reer Ali Mire: Waxa aanu halkan...

QOYSKA Reer Gees oo Tacsi u diraya ehellada iyo Qoyskii uu ka baxay Guddoomihii hore ee baarlamaanka‏

  Dr. Siciid Maxamed Gees iyo dhammaan Qoyska Reer Gees waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland Geeridii...

DHAXALKA; WADA-TASHI IYO TOOSINI; WAA XASILOONI IYO HORUMAR

  Qaybtii hore, waxa aynu ku falanqaynay; XUMAHA UU SABABO, WADA-TASHI IYO TOOSIN LA’AANTU. Dawladdu, (Baarlamaanka iyo Xukuumadda) xil bay qaadeen, ummaddu u dooratay, oo...

SHIRKA DOODDA QARAN: Waa la shirayaa, sharaf mooyiye, sharba kuu ma leh – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

Qormadii: 5aad Kol haddii uu shirku DOOD QARAN yahay maxaa ka soo bixi kara? 1. Waxa ka soo bixi kara marka ugu horreysa waa in warbixino...

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Raysal Wasaare Ku Xigeenka Itoobiya kala Hadlay Iskaashiga labada Dal

“Maalmaha kooban ee ka hadhay shirwaynahana Guddoomiyaha xisbiga ayaa awood u leh haddii uu wax ka beddelayo iyo haddii uu sidooda u daynayo Guddida...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img