Wasiirkii Hore ee Maaliyadda oo Is-barbar dhigay Farqiga u Dhexeeya Nolosha/Mushaharaadka Shaqaalaha iyo Madaxda Dawladda, soo bandhigay Sababaha Horseedka u ah Musuq-maasuqa hay’adaha Dawladda
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Cilmi, ayaa isbarbar-dhig ku sameeyey sida ay u kala fog yihiin nolosha Shaqaalaha Dawladda...
Boobe Y. Ducaale oo Taxanihiisa DOOD-QARAN ku soo Qaatay Shirkii QARAN ee Kulmiye iyo UCID qabsadeen Xilligii Xukuumaddii UDUB (Durba Miyaad Illowdeen?) – Qormadii...
Sannadku wuxu ahaa 2006dii, bil ammaara beryihii ay dagaalladii ugu xumaa ka socdeen Muqdisho. Magaalada ama madashuba waa Hargeysa. Waxa la joogaa hudheel la odhan jiray Obama oo immika lagu magacaabo Fish & steak House. Labadii xisbi-mucaarad ee Kulmiye iyo UCID oo ay weheliyaan siyaasiin madax-bannaani ayaa shir dood qaran ah ku qabsaday. Mowduuca dooddu wuxu ahaa dagaalladii Maxaakiimta iyo Ciidammada Itoobiya ku dhex marayay Muqdisho.
Ahmiyadda koowaad waa in shirka Xisbiga Kulmiye dhaco, maaha cidda la dooranaayo – W/Q: Cabdilaahi Xasan
Waxaa mahadaasi iyo dadaalkaasi iska lahaa shacabka reer Somaliland ee guud iyo intii wakhtigoodda, maalkoodda iyo maskaxdoodda u hibeeyey Xisbigga iyo siddii uu u...
Madaxweynaha Somaliland oo Furay Mashruuc lagu Horumarinayo Ka-faa’idaysiga Caanaha
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta Xadhigga ka jaray Mashruuc la xidhiidha horumarinta iyo ka-faa'idaysiga Caanaha, kaas oo Midowga Yurub...
DHEGAYSO: Natiijada Kulan Dhexmaray iyo Waxyaabaha lagaga hadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo la Yeeshay Wefti Midowga Yurub ah oo Socdaal ku Yimi Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo oo ay wehelinayeen Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo hubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Xukuumadda, ayaa maanta...
DHEGEYSO: Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID oo dhalleecayn u jeediyey xukuumadda oo ka Horjoogsatay Madaarka Hargeysa
Hargaysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa madaarka Hargeysa ka hor istaagtay musharaxa madaxweyneha ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, oo...
Weftigii Turkiga Oo Sheegay Inay Casriyaynayaan Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa
Hargaysa (SLpost)- Dawladda dalka Turkiga ayaa shaaca ka qaaday inay dib u dhis ku samaynayso Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Hargaysa, sidaana waxaa sheegay Safiirka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

