Cashuur Aanad Garanayn Maamulkeeda Ha Waydiin (QORMOOYIN TAXANE AH [Q.3aad]) – W/Q: Yuusuf Sooran, MBA of Tax and Custom Administrator
Siyaasadda cashuureed waa siyaasada la doonayo in lagu soo saaro ama lagu helo dakhli kale oo dheraad ah iyada oo aan dhaqalaha hoos loo...
Dawladda Britain oo magaalada Hargeysa ka hirgelinaysa Xafiis laga maamulo Sanduuq Dhaqaale oo lagu Taageerayo Qorshaha Horumarinta Heer Qaran ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Ingiriiska ayaa daboolka ka qaadday inay todobaadyada soo socda ay si wada-jir ah xukuumadda Somaliland ugaga dhawaaqayaan magaalada Hargeysa Sanduuq Dhaqaale...
Hambalyo Meher Wacan: Idiris Abdi Hirsi iyo Fadxiya Jamac Abdilaahi
1. Ahmed Iid Aden 2. Abdifataah Mohamed Ahmed 3. Khalid Bile Ciise 4. Saddam 5. Hassan Ibraahim Elmi 6. Omer Ali…Omaro 7. Abdirisaaq Hussein Hassan Waxaanu Hambalyo Meher u direynaa Idiris Abdi...
SOMALILAND: Xukuumadda oo shaacisay Qorshaha ay ku Waajahayso Shirweynaha Qaran ee Axsaabta Mucaaradku qabsoomiddiisa ku baaqeen
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Axsaabta Mucaaradka ah uga digay qabashada shirweyne Qaran oo sharciyadda uu...
Dahabshiil oo ku Guulaysatay Go’aan Maxkamadda Sare ee Ingiriisku ka soo saartay Dacwaddii Bangiga Barclays
London (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Britain ayaa ku dhawaaqday go’aan ay ka soo saartay dacwad shirkadda Dahabshiil ka gudbisay Bangiga Barclays oo hore u...
DHEGEYSO: Agaasimaha Cusub ee DUULISTA HAWADA oo xilka tirsaday iyo Nuxurka Khudbado laga jeediyey Madashii Xil-wareejinta
Hargaysa (SLpost)- Agaasimihii Guud ee hore Wasaaradda Duulista iyo hawada Somaliland Axmed Dalak Faarax, ayaa maanta xilka ku Wareejiyey Agaasimaha Cusub ee dhowaan madaxweyne...
“Shirweyne Qaran oo Madaxweynihii ka Maqan yahay Shir Noqon Maayo” – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland. Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku tilmaamay sharci darro shir-weynaha qaran ee xisbiyada mucaaridku UCID iyo WADDANI ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

